Page 1 of 1

only geesiyada Hiiraan can do this

Posted: Sun Oct 23, 2022 9:37 pm
by sahal80
in Al Shabaab magaalooyinkooda laga soo qabqabsado ninkii madaxa 1 shabaab keena wuxuu heli $5000 moqokori ayaa la isku shubay :lol:


Timajilaca soo qabtey labadii jidka lagu jiidey waa Xassan Muuse qaraabada Sanbaloolshe

Mapka carabiga waa intaan Yasooman ku noqon. Al shabaab hal mar inta weerar soo qaadeen nagama saarin meeshii xoog sida Ceelqooxle, Jicibow iyo Yasooman.
Al Shabaab waxay heesataa bas Moqokori ooy jidadka mari karin iyo tarda. waxaan ku jirnaa Xalfooley gudaha Shabeelada dhexe. Moqokori waa la gali karaa within few hours laakin maadaama koonfurta galgaduud iyo Shabeelada dhexe aad nooga danbeeyaan waxaan goaansaney inaan difaac ku jirno iyo
Ma hogaamino State, Ma heesano dawlad dhexe, Ma heesano taageero cirka ah intaas oo Shabeelada dhexe isku heshey hadana dhulkeena waaka saarney 99% halka howlgalkii Caligaduud hakad la galiyay inta jabhade kale looga furayo Al shabaab aniga kaligeen aan aheen :myman:

bluega Hiiraan XL,Jijeele iyo HG(Matabaan)

Current hawadle mp Al shabaab only moqokori and tarda.


kidnapped from Moqokori


captured in Xalfooley