Farmajo V Hassan
Posted: Mon Oct 24, 2022 1:31 pm
Laba nin oo la is barbar dhigo ma aha hasan nin degan isku kalsoon oo dhegeysta qof walba iyo koox walba go'aan geesi nimona qaata
Farmajo nin xirxiran madaxweyne nimo fahmin dadkana u kala qaybiya cadow ama xulufo, goaamada muhiimka dalka iyo dadka khuseeya isku koobay, halku dhigiisu aha Filada albaabka hoos iga so xira, I don't give a fuck

but u got bigger sh** to worry about. like what's the latest national asset sold by gurgurte? is he gonna bend knee for stealth secessionists n kenya? how many more extensions for other governors besides madobe? last but not least. isil in magertenland n al shabab in the rest of the ex italian colony. is gurgurte gonna divert sna funds to warlords n ghost militiamen