UPD Jeegaan after Hassan Sheikh's 6 years
Posted: Sat Oct 29, 2022 4:22 pm
walaah dheel maaha waa xog dhab ah
Agoontii Farmaajo meeshaad rabtaan u guura ama dalka nooga carara ama kablalax ku hoos jira sidaan hada ka hor u sheegay inqilaabkii Rooble hada waxaan idiin sheegi in UPD ay wadaan Hiraab Jeegaan dictatorship. Hassan Sheikh 2 sano ayuu ku darsan lixdaas sano kadib wuxuu UPD sharaxayaa xubin HG ah oo u badan Abshir bukhaari waana ku guuleysanayaan maaha doorasho xor ah. 6daas sano ka hor waxaa beesha caalamka iyo AU lagala wareegayaa amniga. aniga markii hore waa diidanaa masar laakin gadaal ayaa la iiga shatlraxay in itoobiya aan lagu tiirsanaan karin oo masar loo marayo mashruucan. wadanka wuxuu yeelanayaa isku filnaasho dhaqaalo lamahadidi karo xukuumada sida hada jirta oo lacagta laga xanibo waxaan soo saareynaa saliida by 2027 waxaa la sameynayaa dekado iyo navy bases badan sida Djibouti oo dalal badan laga kireynayo.
aniga shakhsiyan waxaan rabaa autonomy Hirshabelle ayaan la wareegi in 2 years i don't give a fuck about SFG all i care is Hiraaab running their Xamar house also Banaadir State oo culeyska Abgaal naga qaadi doonta
JL waa Ogaadeen waliba Xamza
waligiinba riyooda agooneey meeshaad macasha uga barateen ayaad ku dhiman doontaan