Villa Xamar moved to Cadale(Cadale will stay part of Hirshabelle though)
No Amisom or AU troops in Mogadishu but there will be few non African pro UPD friendly countries apart from Djibouti
The UPD Jeegaan ruling party organizes One man, one vote elections throughout the South central Somalia
Regional presidents
Mahad Salad Galmudug
Abdirizaq Omar Hirshabelle
Robow or UPD member KG
Xamza Barre JL
so except PL the rest will go to UPD and PL will be given the PM
No motion against Hassan Sh mahad Salad will crackdown the anti stability elements and their political leaders will be banned from Xamar
my message to Agoonta Farmaajo who appear after each terrorist attack keep dreaming i know all you want is to stay relevant but it's too early innit? you should appear by 2028 under Hamza in JL
"Labo Doorasho oo aan waqtigooda la ogeyn oo Extension riman!!"
WARKA KU HOOS-DUUGAN: "sadarada Hoostooda (3 MEELOOD)"
1- QODOBKA AMNIGA: waxaa lagu soo qoray in ay waajib tahay ciribtirka Argagixisada, iyadoo la raacayo lana keenayo Istaraajiyad Qaran, taas oo macnaheedu yahay.
In dhammaan howlgalada ladagaalanka masuuliyadooda iyo amarada ay leeyihiin madaxda dawlad gobaleedyada iyo taliska ciidamada Xoogga dalka, tanni ayaa meesha ka saaraysa cid kasta oo kale, waxaana loo hogaansamayaa amarada Madaxda dawlad gobaleedyada oo deeganadooda xoreynta laga sameynayo, Qodobkan dood xoogan ayaa ka taagnayd oo ay Villa Somalia doonaysay in Macawsileey la qoro, hayeeshee DG ayaa isku raacay in ay sharciyada leeyihin Maamuladu.
Runta, kharaar ayaa halkan ku jirta taas oo fasir ahaan noqonaysa "Istaraajiyad laguma galin dagaaladii hore ee Argagixisada, hadda mid cusub aan qorno kana tashano"
QODOBKA 2AAD: DOORASHOOYINKA madasha, ayaa isku raacday "Hirgalinta nidaamka Asxaabta badan, Codbixiyayaal-diwaangashan- Doorashooyin Dimquuraadi ah, dalka dhan laga hirgaliyo 2 Doorasho oo Heer Federaal iyo Dawlad gobaleed ah"
FASIR AHAAN: "Xeerarkii doorashooyinka iyo guddiyadii ayaa dib loo eegi doonaa, Guddiga waa la saarayaa, Xeerarkana qaarkood ayaa wax kabedel aadi doona, Beesha Caalamka ayaa laga raadin doonaa dhaqaale doorasho, December ayaana laga tashan doonaa nooca hanaanka iyo qaababka, qodobkan ayaa noqon doona dood sii socota"
ISISAAR: Mudo kororsiga labada heerba waa laga hadli doonaa, Dood kama taagnana!
QODOBKA 3AAD: SHAQADII BAARLAMAANKA 11-AAD waa la joojiyey!
Warmurtiyeedka, waxaa lagu daray qodobka sidii ay u shaqeynayaan golaha Madasha wadatashiga, kaas oo qaban doona shaqadii Baarlamaanka 11-aad iyo Madaxweynaha Jamhuuriyada Faderaaliga ah, kaas oo noqon doona mid aan sahal aheyn.
Habraac ayaa la sameyn doonaa "Heshiis aan goluhu ogolaan ma socon doono, xataa haddii golayaashu socodsiiyaan, Qaab dhismeedka waxaa go'aan ka gaaraya Madasha oo ka kooban 6 ruux- kalfadhiyada baarlamaanka dib ayay sii shaqeyn doonaan oo eegi doonaan dhammaan xeerarka"
Geylan





