Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Fmr Hirshabelle head Ali Osoble just now: Farmaajo is better than Hassan Sheikh.

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6629
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Fmr Hirshabelle head Ali Osoble just now: Farmaajo is better than Hassan Sheikh.

Postby Gubbet » Fri Mar 24, 2023 7:31 am

It can only be read so many ways. :clap:

Image

User avatar
Northkil
Posts: 248
Joined: Sat Jun 05, 2021 7:30 pm

Re: Fmr Hirshabelle head Ali Osoble just now: Farmaajo is better than Hassan Sheikh.

Postby Northkil » Fri Mar 24, 2023 11:11 pm

Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6629
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Re: Fmr Hirshabelle head Ali Osoble just now: Farmaajo is better than Hassan Sheikh.

Postby Gubbet » Fri Mar 24, 2023 11:37 pm

It has not even been a full "1" year of Hassan Sheikh. Wow.

Remember what I said, I am of the opinion HSM will become the 1st successfully "impeached" President.

User avatar
Northkil
Posts: 248
Joined: Sat Jun 05, 2021 7:30 pm

Re: Fmr Hirshabelle head Ali Osoble just now: Farmaajo is better than Hassan Sheikh.

Postby Northkil » Sat Mar 25, 2023 12:02 am

It has not even been a full "1" year of Hassan Sheikh. Wow.

Remember what I said, I am of the opinion HSM will become the 1st successfully "impeached" President.
Yup I remember you saying that, seeing the current trajectory I wouldn’t be surprised bro :lol:

Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6629
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Re: Fmr Hirshabelle head Ali Osoble just now: Farmaajo is better than Hassan Sheikh.

Postby Gubbet » Sat Mar 25, 2023 12:37 am

Never underestimate the power of the Somali contradiction.

It can leave you with profound hopelessness the perfidious love and acceptance of corruption and doubling dealing and swindling---

---And it can make you profoundly hopeful the iron like will and resistance to compulsion and imposition and coercion; especially foreign.

HSM will have an UNPRECEDENTED "ignominious" end as in dishonorable, infamously "shameful."

I am going to write this clearly to read back on; he will flee Somalia. His properties will be confiscated. His hard assets seized. His children and wife will not return for almost 2 decades after because of exile.

HSM will die outside Somalia as a leper. A hated, detested man.

That is what I see and we are slowly heading towards that climax until the "dam" breaks loose and Somalis simply "SNAP" @ him and his UAE nonsense.

The US has a "Black Hawk Down" story concerning Somalia. The Kenyans have "Ceel Cadde."

The UAE is careening towards one that will be part of the dam breaking with HSM, their plant.

User avatar
Northkil
Posts: 248
Joined: Sat Jun 05, 2021 7:30 pm

Re: Fmr Hirshabelle head Ali Osoble just now: Farmaajo is better than Hassan Sheikh.

Postby Northkil » Sat Mar 25, 2023 5:28 am

Image

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 16687
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Fmr Hirshabelle head Ali Osoble just now: Farmaajo is better than Hassan Sheikh.

Postby theyuusuf143 » Sat Mar 25, 2023 7:01 am

Xawaadle waa beel yaroo laangaaba oo dhib badan , shaqo halaga qabto, cidbaa dabada Ka riixayse. Dhamaantood khuuray keeneen beryahan. Laangaab Ku wax Ka nagnag badan. Markii Dhulka intiisa badan loo xoreeyey bay kibreen.

User avatar
GeoSeven
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5687
Joined: Sat Sep 17, 2011 10:41 am
Location: Out of my mind somewhere...always somewhere, never an exact location.

Re: Fmr Hirshabelle head Ali Osoble just now: Farmaajo is better than Hassan Sheikh.

Postby GeoSeven » Sat Mar 25, 2023 7:34 am

Wouldn't read too much into Ali Osoble. He can be erratic. The rest of us are quite content without N&N anyway :D

Xawaadle waa beel yaroo laangaaba oo dhib badan , shaqo halaga qabto, cidbaa dabada Ka riixayse. Dhamaantood khuuray keeneen beryahan. Laangaab Ku wax Ka nagnag badan. Markii Dhulka intiisa badan loo xoreeyey bay kibreen.

Yaa dabada ka riixayo? Bal iga daba geey, yaase dhulka inoo xoreeyay :lol:

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 16687
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Fmr Hirshabelle head Ali Osoble just now: Farmaajo is better than Hassan Sheikh.

Postby theyuusuf143 » Sat Mar 25, 2023 7:52 am

Wouldn't read too much into Ali Osoble. He can be erratic. The rest of us are quite content without N&N anyway :D

Xawaadle waa beel yaroo laangaaba oo dhib badan , shaqo halaga qabto, cidbaa dabada Ka riixayse. Dhamaantood khuuray keeneen beryahan. Laangaab Ku wax Ka nagnag badan. Markii Dhulka intiisa badan loo xoreeyey bay kibreen.

Yaa dabada ka riixayo? Bal iga daba geey, yaase dhulka inoo xoreeyay :lol:
Waxaan idinka iyo inta idinku xeeran midna naf u hayn baa dabada Ka riixaya , dhulkana birmade xasan sheekh la,aantiis waxba idiinma qobsoomeen. Waa kuwa durba Cali madaxwayne qaarkii alshabaab dib ula heshiiyeen sababo la xidhiidha ciidamada dawlada oo tiro yar , Marka ciidamada xooga dalka la kordhiyo ee aad si fiican ula shaqaysan dawlada iyo qabaa,ilka aad wax wadaagtaan , markaas bay hirshabeele oo dhan xoroobaysa 100% . laakiin hadii maalin walba dacaayad laydiin soo dhiibo. Wixii horena waa khasaare alshabaab na dibay gobolka ula wareegi . Dawlada la shaqeeya oo aad u guulwadeeya weliba. Dameerku wuu idiin heelan yahayee . Waa in washamsi lagu qaado qofka xawaadle ee xukuumada khilaafa.

Murursadahii xumaana , yaguna edeb Darro cusub bay bilaaben. Ceel buur oo weli lahsysto bay governornatore iyo waxaan priority ahayn u bu,ayaan. Anigu dantiina uunban wadaaye caydaana raali Ka ahaada labadiina laangaab :lol:

User avatar
Northkil
Posts: 248
Joined: Sat Jun 05, 2021 7:30 pm

Re: Fmr Hirshabelle head Ali Osoble just now: Farmaajo is better than Hassan Sheikh.

Postby Northkil » Sat Mar 25, 2023 8:20 am

This ni*** 🥷 :lol:

Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6629
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Re: Fmr Hirshabelle head Ali Osoble just now: Farmaajo is better than Hassan Sheikh.

Postby Gubbet » Sat Mar 25, 2023 9:42 am

Image
Xasbunallah wa nicmal wakiil, Walle iyo bille Soomaali wuu u digay!

User avatar
GeoSeven
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5687
Joined: Sat Sep 17, 2011 10:41 am
Location: Out of my mind somewhere...always somewhere, never an exact location.

Re: Fmr Hirshabelle head Ali Osoble just now: Farmaajo is better than Hassan Sheikh.

Postby GeoSeven » Sat Mar 25, 2023 10:01 am

Wouldn't read too much into Ali Osoble. He can be erratic. The rest of us are quite content without N&N anyway :D

Xawaadle waa beel yaroo laangaaba oo dhib badan , shaqo halaga qabto, cidbaa dabada Ka riixayse. Dhamaantood khuuray keeneen beryahan. Laangaab Ku wax Ka nagnag badan. Markii Dhulka intiisa badan loo xoreeyey bay kibreen.

Yaa dabada ka riixayo? Bal iga daba geey, yaase dhulka inoo xoreeyay :lol:
Waxaan idinka iyo inta idinku xeeran midna naf u hayn baa dabada Ka riixaya , dhulkana birmade xasan sheekh la,aantiis waxba idiinma qobsoomeen. Waa kuwa durba Cali madaxwayne qaarkii alshabaab dib ula heshiiyeen sababo la xidhiidha ciidamada dawlada oo tiro yar , Marka ciidamada xooga dalka la kordhiyo ee aad si fiican ula shaqaysan dawlada iyo qabaa,ilka aad wax wadaagtaan , markaas bay hirshabeele oo dhan xoroobaysa 100% . laakiin hadii maalin walba dacaayad laydiin soo dhiibo. Wixii horena waa khasaare alshabaab na dibay gobolka ula wareegi . Dawlada la shaqeeya oo aad u guulwadeeya weliba. Dameerku wuu idiin heelan yahayee . Waa in washamsi lagu qaado qofka xawaadle ee xukuumada khilaafa.

Murursadahii xumaana , yaguna edeb Darro cusub bay bilaaben. Ceel buur oo weli lahsysto bay governornatore iyo waxaan priority ahayn u bu,ayaan. Anigu dantiina uunban wadaaye caydaana raali Ka ahaada labadiina laangaab :lol:

:deadrose:

Abti, propaganda social media ayaad ka dheregtay ee ma jiraan cid la heshiisay Shabaab oo weli dil ayaan ugu xukumannahay nimankaas. That bridge was burned for Xawaadle a long time ago, good riddance at that. Teeda kale without boasting, guulwadeeynta aad sheegaysid maba naqaano waxa ay tahay taasina waa tan siyaadada inagu liitay si marka loo eego.

Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6629
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Re: Fmr Hirshabelle head Ali Osoble just now: Farmaajo is better than Hassan Sheikh.

Postby Gubbet » Sat Mar 25, 2023 10:56 am

Geoseven aad ayaan kuu xurmeeyn jiray oo xataa waxaad nala wadaagto sii khaas ah ayaan u qadarin jiray--ilaayo aan kugu iri waxaan waa kugu iri kolkaad naa tustay wax badan oo lagaa soo qaato inaadan heyn. Osoble iyo nin kaloo toona adigu kaa warsan maayo!

User avatar
GeoSeven
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5687
Joined: Sat Sep 17, 2011 10:41 am
Location: Out of my mind somewhere...always somewhere, never an exact location.

Re: Fmr Hirshabelle head Ali Osoble just now: Farmaajo is better than Hassan Sheikh.

Postby GeoSeven » Sat Mar 25, 2023 11:28 am

Voltage my dear brother, breaks my heart to know that ...dee maxaan kaloo dhahaa :lol:

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 16687
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Fmr Hirshabelle head Ali Osoble just now: Farmaajo is better than Hassan Sheikh.

Postby theyuusuf143 » Sat Mar 25, 2023 1:46 pm

Wouldn't read too much into Ali Osoble. He can be erratic. The rest of us are quite content without N&N anyway :D

Yaa dabada ka riixayo? Bal iga daba geey, yaase dhulka inoo xoreeyay :lol:
Waxaan idinka iyo inta idinku xeeran midna naf u hayn baa dabada Ka riixaya , dhulkana birmade xasan sheekh la,aantiis waxba idiinma qobsoomeen. Waa kuwa durba Cali madaxwayne qaarkii alshabaab dib ula heshiiyeen sababo la xidhiidha ciidamada dawlada oo tiro yar , Marka ciidamada xooga dalka la kordhiyo ee aad si fiican ula shaqaysan dawlada iyo qabaa,ilka aad wax wadaagtaan , markaas bay hirshabeele oo dhan xoroobaysa 100% . laakiin hadii maalin walba dacaayad laydiin soo dhiibo. Wixii horena waa khasaare alshabaab na dibay gobolka ula wareegi . Dawlada la shaqeeya oo aad u guulwadeeya weliba. Dameerku wuu idiin heelan yahayee . Waa in washamsi lagu qaado qofka xawaadle ee xukuumada khilaafa.

Murursadahii xumaana , yaguna edeb Darro cusub bay bilaaben. Ceel buur oo weli lahsysto bay governornatore iyo waxaan priority ahayn u bu,ayaan. Anigu dantiina uunban wadaaye caydaana raali Ka ahaada labadiina laangaab :lol:

:deadrose:

Abti, propaganda social media ayaad ka dheregtay ee ma jiraan cid la heshiisay Shabaab oo weli dil ayaan ugu xukumannahay nimankaas. That bridge was burned for Xawaadle a long time ago, good riddance at that. Teeda kale without boasting, guulwadeeynta aad sheegaysid maba naqaano waxa ay tahay taasina waa tan siyaadada inagu liitay si marka loo eego.
https://fb.watch/ju_sYYJe_q/. This is an actual recording between alshabaab and some of your clans. Don't underestimate the terrorists they are still active in your region. I do agree with you guulwadayntu is is not good but atleast join the army , and support the government that's the only way you can defeat the enemies. Avoid any trouble. With gaaljecel , baadicade , abgaal or habar gidir.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 51 guests

cron