Gaariga uu saarnaa Max'ed Dheere markii uu soo gaaray Ajibka Magaalada Jowhar ayaa dhamaan dadweynihii ay ku wada yaaceen, iyagoo u ruxayay caleemo qoyan ilaa uu soo gaaro Xarunta Gobalka Sh/dhexe halkaasoo uu dadweyanaha ku hadlay.

from simbanews: i guess the people of jowhar didn't call on the maxkamad and were happier with maxamed dheere...