Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

WEERARKA FULEYNIMADA AH EE BIDDAHA BUGLAND

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

WEERARKA FULEYNIMADA AH EE BIDDAHA BUGLAND

Postby XidigtaJSL » Mon Apr 09, 2007 2:06 pm

WEERARKA FULEYNIMADA AH EE BIDDAHA PUNTLAND WAFTIGA SOMALILAND EE DHAHAR KU QAADEY SAAKA,JAWAABTIISU WAA IN AY GAROOWE NOQOTO!!!



Waxa hambalyo iyo bogaadinba muteystey Geesiyada Ciidammada qaranka Somaliland iyo Muwaadiniinta Degaanka, ee sida Weeraha dabada uga dhacay dhafoor qiiqleyaashii gaadmo fuleyga kula soo beegsadey wafdigii uu Wasiirka qorsheyntu horkacayey, halkaana kaga qabsadey gaadhiga technikada ah, sida layaabka lehna ugu dhigay deriska fiican iyaga oo weliba ka qabsadey dhul aad u balladhan welina dabada kaga jira.

Biddaha Puntland ee shalay baqaha uu kaga baxsanayey Cabdillaahi yuusuf dalkani badbaadiyey ee beryahanba meheradda ka dhigtey in uu dhulka Somaliland kolna maleeshiyo ku weeraro, kolna sharikado kula saxeeda in ay macdan iyo shhidaal ka baadhaan, waxa la gaadhey waqtigii itaalkiisa xun la tusi lahaa.

Somaliland wax badab bay dul qaadatey, iyada oo xeerineysay, jaarnimada, waayo aragna ku ah, waxa ka dhasha colaadaha oo shicibka labada dhinacba uga tudheysey waxyeello aan loo baahneyn. Marse haddii Madaxdii waddankan si ku talagal leh loo soo weeraray oo aan arrintan wax ka hooseeye Cadde muuse aanu goyn karin hawlgalkeeda, Jawaab ka yar Garoowe uma cuntamayso Muwaadiniinta Somaliland.

Afar sano ka hor, Madaxweynaha Dalka ayey Maleeshiyadanu ku weerartey laas-Caanood, inkasta oo cadaab laga waraabiyey haddana waxa loo tudhay bulshada Degmadaas dhibaato ka gaadha dagaal sii socda, iyada oo ay somaliland rajo ka qabtey in uu Cadde muuse dhab isu eego tamartiisa dhabta ah.

Nasiib-darro, dulqaadkan oo uu u arkay jileyc iyo fuleynimo, ha dambarsado maantaba, waxa aannu ka abhineyney ilaa waqtigaas. Somaliland xaq muqaddas ah ayey u leedahay in ay Dalkeeda iyo Muwaadinkeedaba difaacdo, oo aan ku ekaaneyn xuduuudda Dawliga ah, ee sida Maraykankuba uga ugaadhsanayo cid kasta oo Dalkiisa wax u geysatey meelkasta, annana aanu xaq u leenahay in Maleeshiyada Dalkayaga Gardarrada ku soo gashay ee Madaxdayada weerartey iyaga oo dhulkooda shaqo qaran ka haya.

Waxaannu yar iyo weynba garab taagannahay, tallaabo kasta oo ay Somaliland ka qaadaneyso jawaabta Biddaha Puntland ay ka siineyso weerarkan.

Dr.Cali Cabdi Muxumed,
Hargeysa.

Top-urgent.

User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: WEERARKA FULEYNIMADA AH EE BIDDAHA BUGLAND

Postby XidigtaJSL » Mon Apr 09, 2007 2:11 pm

Biddaha Bugland badaa lagu dari
Balanteeno waa Boosaaso

User avatar
Manaking
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 660
Joined: Wed Oct 18, 2006 3:50 pm
Contact:

Re: WEERARKA FULEYNIMADA AH EE BIDDAHA BUGLAND

Postby Manaking » Mon Apr 09, 2007 2:12 pm

Oh yeas JSL


Bosaso a new trophy town for Issaq .

Cilmiile
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3722
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
Location: Dabkeenaa bakhtiya roobna waa ina dul joogaaye

Re: WEERARKA FULEYNIMADA AH EE BIDDAHA BUGLAND

Postby Cilmiile » Mon Apr 09, 2007 2:16 pm

nin caytamay waa laga badiyay

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: WEERARKA FULEYNIMADA AH EE BIDDAHA BUGLAND

Postby LiQaaye_TDH » Mon Apr 09, 2007 2:17 pm

Bidaha Cadde muse, bal ya badbaadin
Badda cas miyo isku tuuro
Balemkeeno waa Bosaaso ee........

User avatar
Enemy_Of_Mad_Mullah
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20796
Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya

Re: WEERARKA FULEYNIMADA AH EE BIDDAHA BUGLAND

Postby Enemy_Of_Mad_Mullah » Mon Apr 09, 2007 2:18 pm

Aadan madoobe for bosasso Laughing

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: WEERARKA FULEYNIMADA AH EE BIDDAHA BUGLAND

Postby LiQaaye_TDH » Mon Apr 09, 2007 2:22 pm

[quote="Enemy_Of_Mad_Mullah"]Aadan madoobe for bosasso Laughing[/quote]


Maayorka Cusub ee Bosaaso Cool Laughing

User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: WEERARKA FULEYNIMADA AH EE BIDDAHA BUGLAND

Postby XidigtaJSL » Mon Apr 09, 2007 2:26 pm

Bidayaasha Bugland
Boodha ha laga tumo
Badda Cas ha lagu daro
Badhida dhigi weydayee
Baaska ha la mariyo
Balanteeno waa Boosaaso

User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: WEERARKA FULEYNIMADA AH EE BIDDAHA BUGLAND

Postby XidigtaJSL » Mon Apr 09, 2007 2:37 pm

Ciidanka Qaranka S/land ee jiida Sanaag oo Dhahar ka caydhiyay Maleeshiyaad Ka yimi Boosaaso

--------------------------------------------------------------------------------



(Cidanka qaranka ee Gobolka sanaag oo eryaday maleeshiyaad ka yimi Boosaaso)
hadhwanaag 2007-04-09 (Hadhwanaagnews) Ceerigaabo(HWN) Maleesiyaad ka yimi dhinaca Boosaaso oo saaka weerar ku soo qaaday ciidanka qaranka ee fadhigoodu yahay degmada Dhahar ee somaliland , aaya halkaasi laga caydhiyay markii ay weerar ku soo qadeen ciidanka qaranka ee degmadaasi.

Sida ay sheegeen goobjogayaal ku sugan Degmadaasi maleeshiyadka ka yimi dhinaca Boosaaso waxay saaka ku Waabariisteen duleedka degmada dhahar iyagoo doonaayay in ay weerar ku soo galaan degmadaasi goor uu halkaasi ku sugnaa wafti Balaadhan oo ka socday dhinaca Somaliland oo uu hogaaminayaya Wasiirka Ciyaaraha Maxamuud Siciid Maxamed, wasiir ku xigeenka Dib udejinta, Mudane C/xakiin Garaad iyo xildhibaano badan oo halakasi ku sugnaa, balse ciidanka qaranka ee fadhigoodu yahay degmadaasi iyo shacabka ku dhaqan degmadaasi ayaa sutida uqabtay. iyadoo halkaasi dagal ku dhexmaray ciidanka qaranka Somaliland iyo Maleeshiyaadka majeerteen ee soo duulay.

Wasiirka warfaafinta Somaliland Axmed X Daahir Cilmi ayaaa shir jaraaid oo uu saaka ku qabtay Xafiiskisa ka sheegay in dhanka ka soo horjeeday ay Laba gaadhi oo tiknikaa kaga qabsadeen dagaalkaa dhexmaray Maleeshiyaadka ka yimi dhinaca Boosaaso sido kalena ay ka dileen hal askari iyagoo tira kalena ka dhaawacay

Wariye Cabdisalan ilkacase
Hadhwanaag/Reporter
ilkacase1@hotmail.com

User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: WEERARKA FULEYNIMADA AH EE BIDDAHA BUGLAND

Postby XidigtaJSL » Mon Apr 09, 2007 6:10 pm

Dhulka saw anigu ma lehi
Dalka saw anigu ma lehi
Biddaha dhoof ku yimi bey
Geeridu dhibeysaa
Wkahtigii dhamaayoo
Wuu dhaqaaqii doonaa

User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: WEERARKA FULEYNIMADA AH EE BIDDAHA BUGLAND

Postby XidigtaJSL » Mon Apr 09, 2007 7:28 pm

iyo dagaaladii halkaas ka dhacay


--------------------------------------------------------------------------------

Wararku waxa ay intaas ku darayaan. Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada JSL, laba Wasiiru-dawlo iyo xildhibaan Baar siciid in ay hadda ku sugan yihiin gudaha Magaalada Dhahar iyaga oo hawlshoodii halkaas ka sii wata oo kulamo la leh odayaasha iyo dadka degaanka dhahar.


Safka-hore 10.04.2007. Wararka naga soo gaadhaya sxb-da safka-hore JSL ee ku sugan gobolka Sanaag iyo jiidaha hore ee dagaalka ayaa noo sheegay in aanu jirin dagaal ka danbeeyay kii saaka oo dhacay. Kaas oo joogsaday maanta 1:00gd xaaladuna ay hadda qabowdahay oo aanay jirin wax hub iyo xabado ah oo halkaas ka dhacaya.

Waxa ay wararku intaas ku darayaan in dhinaca Ciidanka Qaranka JSL dagaalkii maanta dhacay uu uga dhintay hal askari sadex kale-na ay ku dhaawacmeen. Halka malleeshiyada Pugland laga dilay lix ( 6 ) qirinqiir iyo sadex maxbuus oo nolol lagu qabtay. Waxa intaas dheer in laga qabsaday hub iyo rasaas iyo hal baabuur oo kuwa dagaalka ah oo uu saaranyahay qori weyn oo dhashiike ah mid kale-na laga gubay. Dagaalkaas oo si fudu loo baacsaday Malleeshiyadii soo qaaday dagaalka gardarada ah ee Pugland ayaa waxa la soo sheegayaa in lagaga soo hadhay meel hawdka ah oo aanay mar danbe soo jeesan wixii ka gaadhay goobta dagaalka. Waxayna marmarsiinyo ka dhigteen in laga kala gooyay saadkii iyo rasaastii cadceeduna ay kululeed.

Wararku waxa ay intaas ku darayaan. Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada JSL, laba Wasiiru-dawlo iyo xildhibaan Baar siciid in ay hadda ku sugan yihiin gudaha Magaalada Dhahar iyaga oo hawlshoodii halkaas ka sii wata oo kulamo la leh odayaasha iyo dadka degaanka dhahar.

Dagaalkan ayaa waxa sababay baa la leeyahay markii ay Malleeshiyada Pugland ku soo duushay magaalada in ay kala xayiraan hawlsha ay ka wadaan Madaxda xukuumadda JSL iyo hay'adaha dawliga ah oo la damcay in laga hor-joogsado Wasirka Ciyaaraha iyo xubnihii la socday oo halkaas u dhashay.


Dhammaan ciidamadii qaranka JSL ee ku sugnaa jiidaha hore gobolada Sool iyo sanaag ayaa hore loo dhaqaajiyay. Waxaanay amar ku qabaan in ay dhamman sugaan xuduudaha uu dalku la leeyahay Somalia gaar ahaan waxa loogu yeedho Pugland. Waxaana hadda ku sugan magaalada Ceerigaabo iyo barta dagaalka tiro dhan 14 ( afar iyo toban ) Wasiir oo ka tirsan xukuumadda JSL. Kuwaas oo kala hadlay dadweynaha fagaarayaasha Khayriyadaha ee Magaalooyinka gobolada Sool iyo Sanaag.

Abaabulkan dagaal ayaa waxa uu u muuqdaa mid dhinaca JSL u soo dhammaaday in ay ku sugaan xuduudaha dalka. Kaas oo la moodo in ay meel uun uga haystaan fasax iyo green-light. Waxaana jira xoojin ballaadhan oo ka socota gobolada dalka oo dhan. Dhinaca Malleeshiyada Majeerteenia ayaa iga laftarkooda waxa la sheegayaa in ay taladu ka baahday iyaka oo aan ku wadin in ay arrintu halkaas gaadhi doonto. Waxaanay dhinacooda isku deyayaan in ay wuxuun qabtaan halkaas oo ay maanta yar tahay taageerada ay ka haystaan dadka degaan labadaas gobol oo aan ku qanacsanayn intii danbe sida ay wax u wadaan Madaxda Malleeshiyada Majeerteen.

Somalilandpatriots.com



Kayse Axmed Digaale
Burco.

User avatar
Advocatar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9940
Joined: Sat Sep 09, 2006 9:35 pm
Location: Chilling In SANAAG, Makhiir State Of SOMALI, enjoying TUNA fish

Re: WEERARKA FULEYNIMADA AH EE BIDDAHA BUGLAND

Postby Advocatar » Mon Apr 09, 2007 8:32 pm

paper-tiger lip service............. Laughing


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 30 guests