Is this the same abgaal that you claim support Beer Doofaar and the Punanilanders?
______________________________________________________________________________________
Warsaxaafadeed ay soo saareen dhalinyarada beesha Mudulood oo ku aadan xaalada Muqdsiho.
Muqdisho 09 Abriil 07 (Beerdhiga ) Shir ay maanta isugu yimaadeen xubno ka tirsan dhalinyarada beelaha Mudulood oo lagu qabtay Hotelka Ramadan ayey kasoo saareen warsaxaafadeedkan hoos ku qoran:-
Dhalliyarada beesha modulood
Taariikh :09/04/2007
War saxaafadeed:
Hadii aan nahay dhallinyarada beesha mudulood waxaan si aad ah ugga xunahay xasuuqii ka dhacay magaalada muqdisho oo ay gaysteen ciidamada itoobiya , waxaan canbaaraynaynaa falalka ay ku laynayaan shacabka beesha hawiye kuna qabqabanyaan dhalinnyarada wadooyinka maraya iyo kuwa guryahooda joogaba
Waxaan cadynaynaa hadaan nahay dhalinnyarada beesha mudulood inaan hada wixii ka dembeeya ka qaybqaadan doono xoraynta dalka ,waxaana tageersanayahay guuratada beesha hawiye ee uu godoomiyaha u yahay nabad doon xaaji cabdi Imaam cumar.
Waxaan shacabka beesha mudulood u sheegaynaa inay danahooda gartaan iskana ilaaliyaan shirqoolada ay maleegayaan dhaqan ku sheegyada isugu tagay hoetelada .
Wxaana wax laga xumaadana ah taariikhdana baal madow ka gaylaya in qof beesha mudulood ka mid ah ku baraarujiyo beesha in cadowga soomaaliyeed ee qabsaday dalka laga daba qaado biyo iyo barax lagana garab dagaalamo.
Waxaan mar labaad ug baaqaynaa dhalinnyarada beesha mudulood in ay dalkooda difaacaan hormuudna ka noqdaan kacadoonka beesha hawiye ee looga so horjeedo gumeysiga iyo kuwa camiilka u ah.
Ugu dambayntii waxaan ummada soomaaliyeed ugatacsiyedeyneynee bur-burkii loo geeystey sida:dil, barac , cunaqabateyn, kufsi, dhac iyo xasuuq joogta ah .
www.Beerdhiga.com