Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Caruurta Garan-Waaga oo Somaliland ku soo badanaaya

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Caruurta Garan-Waaga oo Somaliland ku soo badanaaya

Postby XidigtaJSL » Mon Apr 09, 2007 7:30 pm

Monday, April 09, 2007
CARRUURTA GARAN-WAAGA AH OO SOMALILAND KU SOO BADANAAYA



HARGEYSA ( Somaliland Future Online ), 09.04.2007, Burburkii Somalia waxa uu sababay in ay isku mulaaqmaan dadyowga asal ahaan ka soo jeeda Somalida ee degaanada Puntland, Somaliland, Kililka shanaad ee Ethiopia iyo Somalida Koonfureed , oo ay jirin wax lagu kala sooci karaa hadday tahay dhinaca luqada , midabka , dhaqanka iyo wax caddeymo ah sida waraaqo dhalshada ah, oo xataa intii yarayd ee dhinaca lahjadaha afka soomaaligana isku si ayaa loogu hadlayaa oo la kala gara maayo.

Somalidu waa saleelo, waxaa iyaguna af-somaaligii bartay, oo dhaqankeenii artay oo lays dhex galay Oromadii, Amxaaradii, Jaarsadii IWM ka ahaa oo dhan oo intay lebiskeenii xidheen, oo luqadeenii barteen , bal kaalay adba kala garo!!!!!.

Somaliland ayaa dhinaca nabadgelyada noqotay goobta keliya ee waxaas oo dhan kulmisay, ee dadkaasi oo dhammi ama ay ka xoogsadaan ama dawarsadaan, oo ay muddo yar kadibna ku dhex milmaan dadweynihii muwaadiniinta ahaa.

Baayacmushtari way sameysteen, guryaha oo dhan iyagaa dhisa, iyagaana dawaarada tola, iyagaana mukhaadaraadka iibiya,isla markaana wadaadada Diinta fidiya ku badan yihiin.

Isku soo duuboo Dadkaasi marka horena waxay la yimaadaan carruur yar yar oo faro badan, marka dambena qaar kale ayey ku dhalaan Somaliland gudaheeda, dhammaan inta xabagta cabtaa waa garan waa, inta baalashka wadaa, inta tuugta ah, inta derbiyo jiifka ah , inta dawarsanaysa, dhammaan deegaanada Somaliland oo dhammi way ka siman yihiin.

Subaxdii waxa ku dawarsanaysa ilmo yar oo inan ( gabadh ah), ku hadlaysa afkaagii oo sax ah ( adeero wax I sii ), wax baad u dhiibaysaa, marka aad waraysato ee aad tidhaa Adeer xageed ka timid, waxay af soomali sax ah oo kii Somaliland ah kugu odhaysaa , Adeer JAARSO AYAAN AHAY.
Gebogabadii haddii aan wax laga qaban, ama aan la diiwaan gelin muwaadiniinta , beri dhaw dalkii faraheena ayuu ka baxayaa!!!!!!!

Arrintaasi , maaha hala xaasido , oo dadkaas hala dareeriyo, balse waa hala kala ogaado muwaadinka iyo ajnabiga dalka ku sugan , si aanay berri ka maalin dalka inooga qaadin.

Maxamoud maxamed xaashi
Somaliland future Online
mawhashi@yahoo.com


Posted by SomaliLand

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 27 guests