Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

MURITDA IYO XILMADDA RIYAALE

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

MURITDA IYO XILMADDA RIYAALE

Postby fagash_killer » Fri Apr 20, 2007 9:27 am

idoors are crying like useally Laughing

Murtida Iyo Xikmadda Riyaale
Faadumo — Hargeisa, Somaliland — 20 April, 2007
--------------------------------------------------------------------------------

D "Dalka maxaa yaal ee laga musuqmaasuqi" Riyaale

A "Anaga iyo Jibuuti lanama kala dhexgalikaro" Riyaale-he spoke like a true soulja

H "Hargeysa beesha Samaroon loogu hanjabimaayo" Riyaale Laughing

I "Isaaq dagaal ayay galeen, hadda anagaa ka badan" Riyaale Laughing

R "Riyaale waa in lagu badalaa Rayaale" Riyaale Laughing Laughing

R "Raggan doorashaan wada galnay, waan ka badiyey" Riyaale waa ruuntiis we are going for 2008 Cool

I "Idinkaa saxaafad ahaan sidaa u haystee, ha i weydiin" Riyaale

Y "Yaa yidhi iyaga waxanay shuqul ku lahayn qora" Riyaale

A "Anigu marka la xukumo ayaan saamixidoonaa" Riyaale Laughing he is the president so he has a point their Laughing

A "Amar ayaan ku bixiyey in biyo la wada helo" Riyaale Laughing

L "Looma baahna in shaqadayda la soo faragaliyo" Riyaale Laughing Laughing

E "Edna ma eryeene, hadalka Huda ayaan qadariyey" Riyaale good defend your xaaskaa

K "Komishanku calafkoodii way qaadeen?" Riyaale

A "Anigu shuqul kuma lihi koonfur waxa ka dhaca" Riyaale

A "Aniga bal hadal wax ha igaga guraan" Riyaale Laughing Laughing

H "Ha karaama seegina, habaar laygu kariwaaye" Riyaale Laughing

I "Ictiraafka ninkii UNHRC waan kala hadlay " Riyaale Laughing

N "Nimankan wakiilada ah isku shuqul manihin" Riyaale Laughing

Faadumo

User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Re: MURITDA IYO XILMADDA RIYAALE

Postby fagash_killer » Fri Apr 20, 2007 9:32 am

and the beat goes on



Rayale's Farce 1 Of 2
Mohamoud H Nugidoon — Ottawa, Canada — 20 April, 2007
--------------------------------------------------------------------------------


Maanta maalin ay uga fursad wanaagsantahay Somaliland inay xuduudda soo taabato oo ay degto oo ay ku nagaato ma jirto. Markay guuxii iyo uugaankii ku soo fool lahaa hayn waayeen waa kuwii saq dhexe ka huleelay maleeshiyadii maryaha hunka ah xidhnayd ee Majeerteeniya.


Markii cabbaar canaan iyo cago juglaynba la iskusoo daray ee la yidhi haddaad mar danbe dhabarka soo jeedisaan xabbad iyo xadhig ayaa idin leh., ayay mar kale iyagoo cago jiid ah isa soo miidaamiyeen. Maxaase ka raacay! Laba jiho, seddex jihoo oo kala gadisanbay ka soo weerareen. Balse ciidankeenna geesiga aha ee sooma jeestaha ah ee Soomaliland ayaa hal halystay. Isagoo leh ma lafbaa? Ma mudbaa? Ma murmuraa? Ma baruuryo la shiilaa? Ayuu halamsaday. Hambadii soo hadhayna waa kuwa xadka boobay ee midba meel ka dhacay een dib loo arag. Mayd iska daaye xataa dhaawacoogii way qaadan kari waayeen. Ciidanka libaaxyada ah ee Somaliland kalamay hadhine way la daba galeen oo way ku hirkiseen. Ilaa ay xadkii Somaliland ee '60-kii ay is dul taageen. Waa markii u horeysay ee ciidanka Somaliland xuduudka bariga Sanaag is dul taago. Waa Taariikh aan hore u dhicin intii ay Somaliland gobonimadeedii ay lixdankii muquunada (hadiyad) u bixisay ay la soo noqototay. Ayaa sharaftaa iyo ayaanka qayb u helay? Waa wasiirkii gaashaandhigee Somaliland, Mud. Aadam Maxamed Mire (Waqaf).


Waa ta sababatay odayaashii iyo wax garadkii Reer Qardho qaraarkan inay soo saaraan markay arkeen ciidankii Somaliland oo dul taagan:


"Warar ka soo baxay dhinaca Magaalada Qardho ayaa sheegaya in Shacabka ku dhaqan magaalooyin ay ka mid yihiin Qardho iyo tuulooyinka ku teedsan ay cabsi xooggan soo wajahday ayna maamulkooda ka codsadeen inay faraha kala baxaan waxay ugu yeedheen farogelinta meelaha ay ku muransan yihiin Puntland iyo Somaliland maadaama aanu maamulkoodu lahay wax awooda oo iska hortaagta duullaan kaga yimaadda Dhinaca Somaliland.

Shirkan oo ka dhacay magaalada Qardho oo ay isugu yimaadeen madaxdhaqameedyada iyo waxgaradka beelaha dega magaalada Qardho ayaa sida la sheegay wuxuu ka dambeeyey ka dib markii Ciidamada Somaliland si dhib yar ku gaadheen wadada halbawlaha ah ee isku xidha Guud ahaan Puntland, iyada oo hakad kala galay wakhtigaa isku socodka gaadiidka isaga goosha Puntland dhexdeeda, taas oo dadka deegaankaa u xaqiijisay inaanay waxba ka horjoogsan karin inay soo galaan magaalada Qardho oo iyana laamiga ku taal ".


Waxaanad toos uga akhrisan kartaa haddii aad rabtid halkan:


http://www.sanaagweb.com/news_som.asp?id=378


Beribaa waxa dhacday in nin iyo hawaynaydiisii is af dhaafeen. Kadibna gacantaa la iskula tagay. Hawaynadiiba saygeedii (ninkeedii) intay ka xoog roonaatay ladagtay oo beerka ka degtay. Kadibbaa ninka ilmaadeeradii xifaaleeyeen. Iyagoo la kaftamaya ayay yidhaahdeen, " waar hebelow siday islaandaadu kuu ladagtay?".

Wuxuu yidhi, " seddex shaybaa iskula kay kulmay, anoo xalay si xun u seexday, kabtoo ila simbiririxootay iyo islaantoo suldaarada taqaanay"!

Waxaan uga golleeyahay, ciidankeennu wuu guulaystaye maxaa sababay in dib loo soo raro, oo halkii uu ka guuray dib loogu soo celiyo?.Seddexbaa iskula kulmay, taliyihii ciidankoo Hargeysa iska dhex xaashxaashayay, oo anad moodinba taliye ciidankiisu dagaal ku jiro, shidanaaba shidan! Madaxweyne xagga Meles Zenawi laga amro, oo Addis Ababa ku faroor xidhan (xasuusta waakii hore inoo yidhi: Zenawi wuxuu igu yidhi ......) iyo wasiir canaan ka yaab ah, oo is yidhi haddaad ciidanka sidan ah, saad iyo gurmad li'ba ku eegto, armoo la gumaadaa? Bi'iwaaye inta goori goor tahay, inta raggu gu'i lahaa badbaadi oo meel nabdoon gee. Ka dibna soo tasho, soona sahay ururso, dibna isku soo abaabul. Wasiirka xaggayga Bilad Geesibaan ugu tolay, ee ka naxow dib u fiirso. Saacaad kali ah marxaladda wasiirku galay, bal adigu is dhig. Gurmadkii, saadkii iyo isgaadhsiintiibana madaxdii kaa saraysay kaala aamusto. Markaa bal maxaad yeeli lahayd? Haddii wasiirku xidhiidhkii isgaadhsiintuu goesytaydu dhabtahay sida madaxtooyadu faafisay, imisa wasiir oo kale ayaa Dhahar ku sugnaa isla waqtigaa aynu hadal hayno?

Waxaa halkaa inooga soo baxay inaan ciidanka xadbuu sugayaa la lahaa aan waxaba loo tabaabushayn waxna loo diyaarin. Ee woxoo dhamiba ahaa qawda maqashii waxna ha u qaban. Riwaayadda qaybteedii hore waynu daawanay.Waxana la yidhaa ‘ Riyaale's Farce Part One' Waxa inoo hadhay qaybtii labaad oo ah " Riyaale's Farce Part Two", oo ay wadaadkii wax tumaatiyi ogaa iyo wasiirkii warankiisu caddaa ay inoo jili doonaan.

Haddii ay Riyaale ka dhabtahay xadbaan sugayaadu, muxuu guddi ka kooban saraakiil milatari ah oo ruug caddaa ah u xuli waayay? Ilayn waa hawlgelo milatari (military operations) waxa loo baahanyahaye, doorasho looma cararayo eh, intuu kolba raxan wasiiro ah iska daba dirayo???

Haddii ay Riyaale xadbaan sugayaadu ka dhabtahay, maxay ciidanka seddex sano iyo badh ka qabanayaan Adhicaddeeye iyo jiidda Safka-hore ee dhanna loo waday waayay???

Meeshan wax kalaa ka salag-salag leh. Waxaan u malayn inuu ku cimri dheresanayo si loogu kordhiyo, doorashona anay u dhicin. Ilayn waakii guddoomiyaha Guurtiduna, Saleebaan, ishaarada innoo bidhaamiyee lahaa : dalku dagaalbuu ku jiraaye! Kharashkii JNA-da oo la xasilanayaana meesha kama madhna oo dabadeed laga shaasheeyay.

Waxa kaloo dhici karta in la inala sugayo inta ay Soomaliya miyirsanayso ee dabiibka iyo dawooyinkuba u dhamaanayaan.

Horaan tigidhadii u goosannay. Waxaan sugnaaba waa riwaayadda qaybteedii labaad. Daawasho wacan. Kuraastana xajista.

Mohamoud H Nugidoon
Ottawa, Canada
mgabiley@yahoo.ca
April 18, 2007

User avatar
Enemy_Of_Mad_Mullah
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20796
Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya

Re: MURITDA IYO XILMADDA RIYAALE

Postby Enemy_Of_Mad_Mullah » Fri Apr 20, 2007 9:34 am

please make a new username u handicapped motherfuker

User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Re: MURITDA IYO XILMADDA RIYAALE

Postby fagash_killer » Fri Apr 20, 2007 9:38 am

dude if you cant reply normal on my topic than just dont reply its simple as that. if you can face the heat and still cant get over it and lost the battle than just dont reply on my topics this is not europe uk ore something

User avatar
Enemy_Of_Mad_Mullah
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20796
Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya

Re: MURITDA IYO XILMADDA RIYAALE

Postby Enemy_Of_Mad_Mullah » Fri Apr 20, 2007 9:44 am

why is a hollandese garac with a confused agenda and a confused nickname trying to talk to me?! Laughing

fuk outta here u confused orphan make a username like xabashi_majeerteen_gusraac

User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Re: MURITDA IYO XILMADDA RIYAALE

Postby fagash_killer » Fri Apr 20, 2007 9:46 am

[quote="Enemy_Of_Mad_Mullah"]why is a hollandese garac with a confused agenda and a confused nickname trying to talk to me?! Laughing

fuk outta here u confused orphan make a username like xabashi_majeerteen_gusraac[/quote]

dude was i not clear ore something talking you ow really you are the one that replied on my topic and needs my attention get the fuck out of here.well im thinking of making a nickname like anaa wasaa hoyaada iyo garacaa abaahaa iyo qabiilkiisaa

User avatar
Enemy_Of_Mad_Mullah
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20796
Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya

Re: MURITDA IYO XILMADDA RIYAALE

Postby Enemy_Of_Mad_Mullah » Fri Apr 20, 2007 9:51 am

$iilkaan hooyadaa madaxa uu dhigi u gaxbo orphan ghettopu$$y hollandese trick Laughing

User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14765
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: MURITDA IYO XILMADDA RIYAALE

Postby Samatr » Fri Apr 20, 2007 9:54 am

Wow, fagashkiller learned how to write a proper sentence.
the only thing left now is to change his nick name. Laughing

User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Re: MURITDA IYO XILMADDA RIYAALE

Postby fagash_killer » Fri Apr 20, 2007 10:02 am

[quote="Enemy_Of_Mad_Mullah"]$iilkaan hooyadaa madaxa uu dhigi u gaxbo orphan ghettopu$$y hollandese trick Laughing[/quote]

hoyaadaa usheeq she will tell you we had a good night yesterday in london hoyadaa waxaad ku tiradhaa siilka maa tuna baad giilisaa waayo here sill smelled like a fish s-i-i-lkan foolxumada badan ee si isku dhaan waan aqaanaa adiga oo kale qooq ayaa nafta ka qaaday markaasna wax aad sameen karto ma lahan

MIndi_Ku_Cadayde
Posts: 59
Joined: Mon Apr 02, 2007 9:28 am

Re: MURITDA IYO XILMADDA RIYAALE

Postby MIndi_Ku_Cadayde » Fri Apr 20, 2007 10:09 am

Somaliland was kicked in the dirty ass by Puntland and are now crying.
Did'nt you learn from what puntland did to somaliland in Laascaanood?
Dhahar is your second lesson?
how many more lessons does somaliland need to grow smarter or is the qat affecting their intelligence? Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Somaliland is marqaan land? no embassy in the world? islamic organisation does not recognise them? African union does not recognize them? arab league does not recognize them.
what kind of country are you claiming to be? you have somali passport in there colelcting welfare... and your freaking dirt ass is being kicked there in somalia.

User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Re: MURITDA IYO XILMADDA RIYAALE

Postby fagash_killer » Fri Apr 20, 2007 10:11 am

let them talk their little brains cant handle its true when once a southerner said they need attention once they dont get any attention of the south and the world they will give up it seems alot of idoors dont believe in that dreams once they are inside they will be smoked out by a force ore sanctions ore whatever.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 28 guests