Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

BREAKING NEWS Ciidamadii Itoobiyaanka oo maxaabiistii iyo sa

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

BREAKING NEWS Ciidamadii Itoobiyaanka oo maxaabiistii iyo sa

Postby Hiiraan boy » Sun Apr 22, 2007 10:05 am

War deg dega: Ciidamadii Itoobiyaanka oo maxaabiistii iyo sawaariiqdii ugu badneed looga qabsaday Hotel Ramadaan iyagoo hubkii ka qaatay Madaxtooyadda.


Muqdisho ,Axad, April. 22 , 2007 Waagacusub.com

.

Dagaal nus qiyaamo ah oo isbiimeeyn watay ayaa saakay ka qarxay Hotelka Ramadaan ee Magaalada Muqdisho kadib markii shalay maqribkii xeelad Melleteri loogu baneeyay Ciidamada Itoobiya.

Ciidamadda Itoobiyaanka oo ilaa xalay heystay degaanka Ramadaan ayaa saakay ku waabariistay qaraxyo is daba jooga oo hareeyay degaankii ay heysteen kadib markii Remote-ka loo taabtay miinooyin ku aasnaa oo loogu tala galay in lagu halaago.marka ay is dhigtaan kadib.

Qaraxa miinooyinka kadib barahii ay ku sugnaayeen saraakiisha hogaamineeysay Ciidamada Itoobiya waxaa galay gaadiid xawaare ku socday oo ay saarnaayeen bambaanooyin,waxayna xoogaga kacdoonka bilaabeen dagaalo fool ka fool ah oo ay ku ciribtirayeen askarta firdhadka ah ee Itoobiyaanka.waxaana gacanta lagu dhigay afar askari oo mid korneyl yahay.

Xoogaga Kacdoonka Hawiye oo haatan la wareegay gacan ku heynta Hotel Ramadan,Fagax ,Lafweyn iyo Towfiiq ayaa gubay laba taangi iyo sedex uraal oo ku gubanaya wadooyinka degaankaas,waxaa kale oo ay xoogaga Muqdisho Itoobiyaanka ka furteen sawaariiq kala duwan oo dagaal.sida BM iyo Arti5.

Ciidamada Itoobiyaanka ee Madaafiicda ka ridayay Madaxtooyada ayaa gantaalahoodii dagaal jiitay,waxaana qaarkood oo u gurmanayay kuwa Fagax laga gubay dhowr gaari sida ay sheegeen dadka degaanka Towfiiq.

Dowladda Itoobiyaanka oo manta jabkii ugu waynaa kala kulmay dagaalka Muqdisho ayaa la xiriiray odayaasha dhaqanka Hawiye iyagoo ka codsaday in dagaalka la joojiyo laakiin sida muuqato dagaalka waa ay adag tahay sida ay ku joojiyaan xoogaga Kacdoonka.waxaana muuqato in dabaaqtanka dagaal uu yahay in Itoobiyaanka Muqdisho looga saaro todobaadkii uu Melles Zenawi iclaamiyay in Muqdisho loo garba duubo Cabdilahi Yusuf iyo Maleeshiyadiisa Maxamud Saleeybaan.

Maleeshiyooyinka reer Puntland ee ku sugnaa Madaxtooyada ayaa laga ogolaaday inay isi soo dhiibaan oo si nabad gelyo ah looga iibiyo hubka ay heystaan.dabadeedna gaari loo saaro degaanadii ay ka yimaadeen markii hore.

Dagaalka Muqdisho ka socda waxaa markii ugu horeeysay ka qaybqaadanaya Haween iyo Caruur aan qaangaarin ee 14 jira ah.taas oo muujineysa in dagaalka uu galay waji xasaasiya.

Nolol cusub
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1165
Joined: Wed Jul 23, 2003 7:00 pm
Location: Waryaa Revolution

Re: BREAKING NEWS Ciidamadii Itoobiyaanka oo maxaabiistii iyo sa

Postby Nolol cusub » Sun Apr 22, 2007 1:46 pm

Waagacusub is less credibile source.


Hawiye people are better of in getting a critical and responsible assessment of the war. This will help people see the big picture. The mental set of Hawiye people should be the prepartion of long and ruthless conventional and partisan war.



NC.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 35 guests