Page 1 of 1

MY MIND IS TELLING ME

Posted: Tue Jun 20, 2006 5:47 pm
by Advocator
TO GO DO DRUGS AND RAPE ALL OF THEM!!!!

Posted: Tue Jun 20, 2006 8:56 pm
by mahamed99_sex
YOU ARE STARTING TO SOUND LIKE A KILLER.JUST REMEBER IF SOMETHING GOES DOWN, THIS COULD BE USED AS AN EVIDENT.AND I WILL BE A WITNESS.

Posted: Tue Jun 20, 2006 9:13 pm
by SAIFULLAH_1
hadhwanaag 2006-06-20 (Hadhwanaagnews) Waxa lagu Qabtay magaalada dooxa caasimada wadanka qatar xaflad aad u
balaadhan oo lagu soo dhaweenayo wasiirka beeraha soomaliland oo ay soo
qaban qaabisay jaaliyada wadanka qatar waxana ka soo qayb galay xafladaas
Aqoon yahano waxgarad odayaal iyo dhalinyaro xafalada ayaa markii u horayso
ku bilaabantay casho sharaf baladhan. xafladaas oo jawi aad u wanaagsan ayaa
waxa hadal soo dhawayna u jeediyey Aqoonyahan Soomaliland Mudane SIciid
Maxamed Ismaaciil (siciid dheere)waxa uu yidhi waxay noo tahay sharaf wayn
maanta iyadoo ay tahay wasiirkii uu horeyey oo ka socda xukuumada
soomaliland uu maanta noogu yimado caaasimada wadanka Qatar waxay noo tahay
farxad iyo inaanu cawa soo dhawayno wasiir somaliland ah waxana rajaynayaa
inay noo bilaabantay xidhiidh wanagsan si aynu ula socono waxyaabaha
ka jira dalkeena Mudane Siciid hadalkiisii waxa uuu ku soo gabagabeyey
inaynu isku duubnaano oo aynu meel uga soo wada jeedno dhaqaajinta iyo
tageerida dalkeena intaa ka dib waxa uu ku soo dhaweyey wasiirka Beeraha
soomaliland oo halkaa ka jediyey Qudbad aad u dheer oo uu kaga hadlay wax
qabadka ay soo martay soomaliland iyo socdaalka madaxwaynaha iyo
boqashadiisa wadanka Qatar waxa uga hirgashay iyo guubabada qurbo jooga
soomalilad, wasiirku waxa uu aad ugu dheraday wax qabadka laga rabo bulsha
waynta soomaliland oo maanta hantidoodu ay geliyaan Wadamo kale oo anay wax
qabad dalkii la qaban oo imika aad modid in tartan loogu jiro sidii ay
dubai iyo wadamada Khaliijka uga dhisan lahayeen foqaq ama maal gelin waxa
uu ku gobabiyey inay dalkooda wax gashadaan wasiirka ayaa intii uu boqashada
ku jogay la kulamay hayado wadaniya iyo qaar ay leedahy dawlada Qatar
wasiirka ayaa waraysi dheer oo dhinacyo badan tabanaya siyeyey tviga
calamiga ee aljazeera taas oo uu kaga hadlay wadciga soomaliland .
gabagabadii waxa uu ugu hanbalyey soo dhawayntii diranayd ee ay ku soo
dhaweyeen Aqoonyahanka soomalinad iyo Gudoomiyaha Jaalliyada iyo dhaamaan
xubnaha jaaliyada oo dhan.


Naasir Mohamed Ali Shinbir
naasir7171@hotmail.com
Doha Qatar