Post all the useful Somali phrases you know to help someone that's studying Somali? Me personally I'm working on my Somali so please contribute to this thread if you got some good stuff.
How are you? Sideee tahay?
I am fine, and you Waan fiicanahay, adigana?
Hello Haye
What is your name? Magacaa?
My name is Adam Magacaygu waa Aadam
Good Morning Subax Wanaagsan
Good Afternoon Galab Wanaagsan
Good Night Habeen Wanaagsan
Good Bye Nabad galyo
Bye Nabadeey or Jaaw
Fine Fiican
Well Hagaag
I am Ok Waan fiicanahay
Yes or Yeah Haa or Haah
No or Nope May or Maya
Please, come in Fadlan, soo gal
Excuse me Iga raali noqo
Nice to meet you Kulan Wanaagsan
Pleasure to meet you Waan ku faraxsanahay la kulan kaaga
Where are you from? Xagee ka timid?
I am from Somalia Waxaan ka imid Soomaaliya
I am from work Waxaan ka imid shaqo
Do you Speak Somali? Somali maku hadashaa?
What do you do for living? Maxaad ka shaqaysaa?
Do you work? Ma shaqaysaa?
Where do you work? Xagee ka shaqaysaa?
Yes I work five days a week Haa waxaan shaqeeyaa shan maalmood asbuucii
Do you go to school? Ma aaddaa iskool?
No, I don’t go to school now Maya, iskool ma aado hadda.
I don’t understand Ma fahmin.
Do you understand? Ma fahamtay.
Yes, I understand Haa, waa fahmay.
MODS I beg you please sticky this this thread could become very useful to some youths learning Somali