waxaan halkan ka baafinayaa ardaydii dhigan jirtay dugsiga sare ee 21ocktober classkii form fourka sanadkii 1991 qabtu markay dhacday. waxayna ahaayee labo class oo kaliya A iyo B. hadii aad kamid tahay please e- mail me @ cateyecabdi@yahoo.com. or call me . waxaana ardaydaa ka mida.
cismaan mx xasan
maxamed dheere
cabdi madoobe
cabdulaahi reer bari
daanyeeraw
amal cumar ashkir
aamino daahir
faiza oo daganayd madiina
liibaan san dheere
maxame xasan afrax
qaali cabdi cali
salax faarax geedi iyo kuwo kale oo fara badan oo hada halkan ku soo koobi karin.