sxb Asadow waa kan siciid daango hadii aad i garanaysid sxb daangona waxaa ii bixiyey wiil dawaco waalan la odhan jiray oo aan xaafadii xoosh isla deganayn gaar ahaan masaajidkii xoosh agtiisa waxaana wada dhigan jirnay dugsiga quraanka inkastoo aan maqlay inuu dhintay alah yaa raxmee. waqtigaa aad ayaan u yaraa OO AFRAAD ANOO AH AYEY QABTU DHACDAY sxbadii waxba kama sii xasuusto laakiin waxaan xasuustaa wiilkaa DAWOCO AH ILAAHY HA U NAXARIISTEE iyo SALAAD GAABOW oo isna malcaamada aan isla dhigan jirnay oo noogu sareeyey cidii war ka haysaa fadlan iisoo sheeg iimaykaygu waa
mufo300@yahoo.com. halakan iigala soo xiriira cidii war kahaysa iyo wiilashaa raadinaya walaaladayba inshaa alaah
ilaahay wadanka hanoo dajiyo aamiin.[/b]