[quote="IDILEY"][quote="IDILEY"]S/C dhaman somalida waxan ka codsanaya inay ila soo raadiyan sedexda qof een radinayo CAASHO MUSE C/DULLE RAXIMO CALI (kaboy)& JAMAC CALI AHMED (QOLOF) ooigu dambeysay somalia markii dagalada dhacayey 3daba waxay dhigen jireen CUSMAN GEEDI RAAGE 89/90 walalayal igala soo xiriira
kalikassim@hotmail.com thanks[/quote][/quote]
walalay Caasho waxay daganayd agarka suuqa xoolaha raximo waxay dadaganayd shalemo hodan agteda jamac wuxu dagana footo swahili agtisa dhamantodna waxay dhiganjiren 4J ila soo radiya emailka igu soo qora waxad ka garatan
kalikassim@hotmail.com