waxaan idinka codsanaaya haddii aad taqaani Buhodle-Gurl in aad ila soo socodsiisaan. Waxaa la ii sheegay inay ku noolyahay wadanka America markii iigu war dambeeysa, Gobalka California , magaalada San Diego. Waxaa jirta gabar walaashad ah oo ka weyn o ku magac dheer Babygirl ayadana waxaan u maleeynaa in ay degen tahay Ohio, Fadlan fadlan......fadlan, haddi aad taqaanid araktin u sheega in Queen_Arawello raadinaayso.
Thank you in advance,