...
Assalamu Caleykum
Waxaan halkaan ka baafinaayaa ardayda dhiganaysay Sheikh Hassan Barsane High School siiba kuwa dhiganaayey markii ay dagaalada bilaawdeen fasalka labaad ama form two ( B ).
Haddii aad ka mid tahay fadlan private message ii dhaaf.
XUSEEN CABDI AXMED (Black)
LOOYAAN
MAXAMED XIRSI BUCUL
XASSAN MACALIN XASSAN
RAAGE
CALI DUUL-DUUL
MAXAMED BOOTAAN
ama inta aan xasuusan.
Thank you.