Ahlu Sunna oo sheegtay in ciidamo Shabaab ah ay isku soo dhiibeen
Balad Xaawo: (Sh. M. Network) Masuuliyiin ka tirsan Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobolka Gedo ayaa sheegay in ay isku soo dhiibeen Ciidamo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab oo maalmihii u dambeeyay ka qeyb qaatay dagaaladii ka dhacay gobolka Gedo.
Sheekh Max’ed Xuseen Al qaadi oo ah Afhayeen culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobolka Gedo oo la hadlayay Idaacada Shabelle ayaa sheegay in ciidamo tiradoodu ay kor u dhaafeyso 20 dagaalyahan oo ka tirsanaa Al Shabaab ay haatan isku soo dhiibeen ciidamada Al Shabaab.
Afhayeenka Ahlu Sunna ayaa sheegay in ay rajo weyn ka qabaan in ay Ahlu Sunna isku soo dhiibaan dhalinyaro kale oo ka tirsan Al Shabaab kuwaasi oo uu tilmaamay in la qalday sida uu hadalka u dhigay.
Majiro wax war ah oo ka soo baxay saraakiisha Xarakada Al Shabaab oo ku aadan hadalkaani ka soo yeeray Masuuliyiinta Ahlu Sunna ee gobolka Gedo, hase ahaatee hadalkaani ayaa imaanaya xili maalmihii la soo dhaafay Al Shabaab iyo Ahlu Sunna oo garab ka heleysay dowlada KMG ay ku dagaalameen deegaano ka tirsan gobolka Gedo.
Breaking news 20 Shiskabab join ciidanka Dolow
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Breaking news 20 Shiskabab join ciidanka Dolow
Sade haa is raacdo 
- ibrahimcw
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1324
- Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
- Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys
Re: Breaking news 20 Shiskabab join ciidanka Dolow
lovely, whats going on in Somali is tribal and has always been tribal, if our brainwashed cousins put down their arms we will welcome them with open arms and rehabilitate them accordingly.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 417 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 9 Replies
- 1090 Views
-
Last post by union
-
- 4 Replies
- 621 Views
-
Last post by LooxJiid
-
- 1 Replies
- 515 Views
-
Last post by ruralboy
-
- 1 Replies
- 493 Views
-
Last post by zingii
-
- 6 Replies
- 971 Views
-
Last post by Advo
-
- 1 Replies
- 595 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 0 Replies
- 528 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 0 Replies
- 472 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 0 Replies
- 523 Views
-
Last post by CoolPoisons