There were 7 ICU sections that defeated the Xamar Warlords
Posted: Wed Jun 20, 2007 6:43 pm
One of these section was Barre Hiiraale's section.
He sent $100,000 and 150 soldiers with 10 technicals as support.
"Markii Muqdisho uu ka socday dagaalkii u dhaxeeyay qolyihii la baxay ashahaado la dirirka iyo maxkamadaha islaamiga ahaa kooxihii ka qaybqaatay waxaa ka mid ahaa kooxdii uu hogaamin jiray Barre Hiiraale oo la oran jiray dooxada jubba waxaa la yiraahdaa bare waxa uu u duray Muqdisho ciidan dhan 150 nin iyo ilaa 10 tikniko ah oo ka barbar dagalamayay maleeshyaadkii islaamaiga ahaa. Waxaa kaloo la sheegaa in bare uu u diray maxkamada ilaa lacag ka badan 90kun oo dolar waxaana ciidankaas muqdisho ay dooxada jubba u dirtay hogaaminaayay taliyihii ciidmada dooxada jubba Maxamed Jimcaale Goobaale, waxaana la yiraahdaa markii dagaalka uu dhamaaday dagalka inay ka qaybqateen 7 kooxood oo ay ka mid ahayd kooxdii Barre ee dooxada jubba."
http://www.radiogedo.com/maxkism1.htm