[quote="sadeboi"]Wa bas...DS ruunti bu sheegay.
Warsame [ama bendover midkaad si fican ugu taqaantid] and all his little friends are not Sade taas waba iska oga, tan kale xoogsade oo ba Habergider ahaa bu dahay qaraabo baan nahay. Horta, warsame,light,senator,boqor halkaas ha nalo dhigo waa rag hawiye ah.
Ya sooharray, sdm, gedoboy,luq-G,UD raggaas waa raxanweyn the first two being leysaan.
Sa waa saddam, kaasneh waan iska ogga waa un carab-salax rabo inn uu Marexaan iska dhigo he is none other then costa.
Beesha SADE ee s.net= SADEBOI, dawldsade, iyo advo [oo asaganeh aad ku raadjoogo, saa lelkase in uu yahay ba aad uga shakiyaa]

Mac-salaam. Walle that little girl nancy drew does not have anything on me.[/quote]

and I say Viva Hawiye!