[quote="QansaGabeyle"]what is shacuurtiisa? beel baad gafte maxaad ka wadaa? ma af soomaligii ayaa ii gooye misa waxaad qorte don't make sense at all. anyway i am glad you grown up saaxib laakin becoming a grown ass man does not mean lama kaftami karo.
sadboi, waxaan ka hadlaye ayaa rumayse. xin aan wax tar laheen iyo xaasidnimo loo baahneen baa lagu yaqaan ceeynkaada.

[/quote]
Shacuur=dareen=person's feelings
shacuurtaydaad rabtaa inaad kicisid=want to get me pissed the fock off (urban american vernacular)
By bah yar korisay wasn't it subliminal jab against my reer abti or was I wrong?
