Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Tartan Qu'raan lagu Qabtay Magaalada Caabudwaaq

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Tartan Qu'raan lagu Qabtay Magaalada Caabudwaaq

Postby Sadaam_Mariixmaan » Tue Oct 16, 2007 7:49 am

Caabudwaaq, Somalia - Tartan Xifdinta Qur’aanka Kariimka ah ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Caabduaaq waxaana kasoo qayb galay 90 Arday oo ka kala yimid 25 Dugsi Qur’aan oo ku wada yaala Magaalada Caabduaaq, Tartankaas oo lagu aadiyay Bishaan Barakaysan ee Ramadaan ayaa waxaa kasoo qayb galay Dadweyne aad u fara badan iyo waalidiinta dhalay ardada ka qayb galaysay tarnakaan Xifdinta Qur'aanka kariim ka ah.

Tartankaan Qur’aanka kariimka ah ayaa waxaa lagu tartamayay 30- ka Jus ee uu ka kooban yahay Qur’aanka, sidoo kae 60 ka mid ah Ardadii ka qayb qaadatay Tartankaan ayaa qaadatay Jaa’isooyin Lacageed, ardayga ugu sareeyana waxaa waxaa uu qaatay $500, halka Ardayga ugu Hooseeysana uu qaadatay $20.

Tartankaan Xifdinta Qur’aan ka kariimka ah ayaa waxaa bixinayay dhamaan lacagaha Jaa’sooyinka ah Shiiq C/caziiz Cabdullaahi Aden oo ah Qaariga macruufka ah ee degan wadanka imaaraadka Carabta.



Zaynudiin, Allgedo, Caabudwaaq/Somalia.

http://www.allgedo.com/Tempe/tartan%20q ... 20news.htm


Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 6 guests