Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Beelaha Bicidyahan iyo Reer Dalal oo ka hashiiyey

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Alta Vista [Bot2]
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 497
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
Location: Carriga Ingiriisiga

Beelaha Bicidyahan iyo Reer Dalal oo ka hashiiyey

Postby Alta Vista [Bot2] » Sat Dec 08, 2007 1:27 pm

Beelaha Cali Ibraahiim iyo Reer Dalal oo ka hashiiyey magtii Marxuum Canbuur Gayre Cali Yare

Ku:- Beelaha ay Qusayso.
OG:- Gudiga Nabadgalyada ee Gobolka Mudug Gaalkacyo.
Ujeedo:- Heshiis laba Beelood

Maanta oo ay Taarikhdu tahay "19/09/2007,"waxaa Shir uga socday Magaalada Gaalkacyo Muddo 10 casho ah Beelaha Reer Bicidyahan iyo Reer Dalal, shirkaas oo looga xaajoonayey Shilkii ka dhacay Gaalkacyo oo uu ku dhintay Canbuur Gayre Cali Yare oo uu gaystay gacan ku dhiigle Cali Maxamed Aadan, wada xaajood ay ku dheehan tahay "Qoomamo, Tacsi, iyo soo hoyasho".


Waxaa lagaga heshiiyey geeridii Canbuur in Reer Bicid yahan Bixiyo Mag dhan 150 Geel ah (boqol iyo konton geel ah), labo Gabdhood oo godob tir ah iyo Qorigii ninka lagu dilay.

Waxaa la baxshay 20 geel ah oo u dhiganta 30,000,000 sh-so, Magta inta hartayna waxaa lagu heshiiyey in Reer Bicid yahan baxsho sadex bilood ka dib.

Waxaa kaloo laga wada hadlay Marxuuminta kala ah "Tahar Maxamed Aadan iyo Faroole Yaasin Bulxan"

Labadaas marxuum oo lagu dilay MIIRKHALIIF muddo laga joogo 7bilood ayna dileen Hawraarsame.

Reer Bicidyahan iyo Reer Dalal waxay ku heshiiyeen in Hawraarsame uu ka qabto Magta labadaas nin oo ay ku dileen Tuulada Miirkhaliif.

Markii Odayasha Reer Dalal ay tagaan Caabud waaq ayna dhexgalaan hawlaha wax ka qabashada Hawraarsame inay u yeeraan Odayasha Reer Bicid yahan.

Waxaa kaloo laga wada hadlay Ina Yaasin Nuur jirow oo lagu dilay Kismaayo ayna dileen Reer Kooshin inay ka Ergeeyaan Reer Dalal si magtiisa loogu soo wareejiyo Degmada Caabudwaaq oo ninkaas dhintay Eheladiisu joogto Ceelcad ayna codsadeen inay helaan diyada ninkaas dhintay.

Waxaa labada Reer oo heshiiskaanu dhexmaray isla meel dhigeen in laga shaqeeyo Nabadgalyada Daganka lagu wada nool yahay lana dhameeyo wax Alaale waxii khilaaf ah oo dadka walaalaha ah ku kala dhex jira si loo soo cesho Walaal nimada, Ehelnimada, iyo Kalgacaylkii u dhexeeyey dadka walaalaha ah.

Saxiixa Odayasha Gaaray Heshiiskaan.

Reer Dalal.

Muuse Geele Bulxan------------------------------
Cali-salaad Aadan Yare--------------------------
C/kariin Calas Afay-----------------------------
C/risaaq Xasan Cawil----------------------------
QOrane Abshir Aadan-----------------------------
Muuse Geesood Guuleed---------------------------
Faarax Dhicis Cabdi Wardhere--------------------
C/laahi Mire Cali-Yare--------------------------
C/Karin Gayre Calli-yare------------------------
Bashiir Muuse Guure-----------------------------
Mursal Qooryare Xasan Maxamed-------------------
C/nadiif Maxamed Cigaal-------------------------
Faray Faarax Caad-------------------------------
Aadan Cigaal Xirsi------------------------------
khaliif Shaarif Axmed --------------------------
Jaamac Dhalo wayn Xasan-------------------------

Reer Bicid yahan.

Maxamed Cabdi Baale ( Bulay)--------------------
Aadan Daahir Xuxeen-----------------------------
Axmed Sheekh Siciid-----------------------------
Cali salaad C/lle Axmed Nuur--------------------
Cumar Nuur Galayr-------------------------------
C/laahi Maxamed Kadiido-------------------------
Axmed Warsame Cali------------------------------
C/weli C/laahi warsame--------------------------
C/kariin Daahir Guure---------------------------
Yuusuf C/rixmaan C/lle-------------------------
Axmed Nuur dari--------------------------------
C/laahi Faarax Gaagab--------------------------
Cabdi Cartan Faarax----------------------------
Daahir Axmed SHidane------------------------
Yaasin Bulxan Aadan----------------------------
Xasan Axmed Nuur Dari-----------------------


Jamaal
Danowadaag.com, Gaalkacyo.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 10 guests