Postby xoogSADE14 » Tue Dec 11, 2007 3:54 pm
Luq
Where did I say Kornelka will force an administration on Reer Gedo?
Sxb waxeey isku heeystaanoo dhan waa wax basiida, waqti cayiman baa odayaasha la siiyaay ayagaana hada laga war sugaayaa.
Muhiimadu hada waxaa waaye in dhamaan xildhibanadii AY iyo Geedi hoos fadhiyay xilalka laga qaado laguna badalo rag danta Mareexaan u istaaga.