Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Xaalada Amaanka Magaalada Caabduwaaq oo maraya meeshii ugu w

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Xaalada Amaanka Magaalada Caabduwaaq oo maraya meeshii ugu w

Postby CoolPoisons » Tue Dec 18, 2007 4:36 pm

Xaalada Amaanka Magaalada Caabduwaaq oo maraya meeshii ugu wanaag sanayd Sanadahaan.



Xaalada amaanka magaalada caabudwaaq ayaa waxaa ay maraysaa meeshuu ugu wanaagsanayd sanadihii lasoo dhaafay, waxaana sababay midaas kadib markii ay dhalinyaro u dhalatay deegaankaan waqooyiga galgaduud qaas ahaan magaalada caabduwaaq ay sameeyeen isku day ay ku qab-qabteen isbaareeys-tayaal dhigan jiray geesaha magaalada jidgooyooyin ay waxyeelo ugu geeysan jireen gaadiidka mara wadooyinkaas.

Ururka nabadgalyada magaalada caabduwaaq ayaa waxaa uu hada wadaa hawlo muhiim u ah guud ahaan deegaankaan waqooyi galkaduud, xili-walbana waxaa ay u taagan yihiin bad-baadadinta amniga magaalada.

Qaaab ahaan ururkan waxaa uu u shaqeeyaa sida maamul dawladeed oo kale waxaana udhisan dhamaan hey’adaha maamulka sida Ciidanka Boliska oo hada gacanta ku haya Amaanka. Iyo maamulka dawlada hoose.

Dadka ku dhaqan magaalada caabudwaaq ayaa waxaa ay weeyn u taageersan yihiin ururka nabda galyada walool ay jirto magaalada oo ah laba gidi ama laba qaybood oo aan isku galin.hadana qofkasta waa uu ku faraxsan yahay hawsha ay dhalinyaradaasi dhabarka u riteen.

Geelaan waxaa uu Daaqayaa Meel Magaalada Caabduwaaq u jirta 5- Kiiloo mitir.

Xaafiiska Warqabadka Allwadani

Allwadani@live.com

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 2 guests

cron