Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Ciidamadda Amaanka Ee Degmedda Caabudwaaq Oo Maanta Soo Qab-

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Ciidamadda Amaanka Ee Degmedda Caabudwaaq Oo Maanta Soo Qab-

Postby CoolPoisons » Mon Dec 24, 2007 2:18 pm

Ciidamadda Amaanka Ee Degmedda Caabudwaaq Oo Maanta Soo Qab-qabtay Burcad Jidgooyooyin Dhigatay (Daawo Sawiradda)
Dec 24,2007
by C/Waaq-GEDO-NN
Waxay maanta soo qab-qabteen ciidamada amaanka ee degmeda Caabudwaaq, kooxo burcad ah oo jidgooyooyin dhigtay tuulooyinka Eelay iyo Duuban oo dhanka waqooyiga ka xiga Magaaladda Caabudwaaq.

Burcadda ay soo qabteen maanta ciidamadama amaanku ayaa ahaa 3 nin oo la soo qabtay ayaga oo isbaaro utaallo tuulooyinka aan soo sheegnay, ciidamadda ayaa markii ay soo qabteen Bucadda waxay soo dhex mariyeen Shaaraca Magaalada iyo dhammaan wadooyinka magaalada gudaheeda ah si ay dadka utusiyaan burcadda ay soo qabteen iyo sida ay gacan bir ah ugu qabanayaan dhamaan burcad kasta oo deegaanka Caabudwaaq amaandarro ka sameeya.

Wadooyina Magaaladda ayaa waxa soo buux dhaafiyay dadweyne aad u badan oo doonaya inay daawadaan kooxaha burcadda ee lasoo qabtay, waxaana dadweynuhu ku dhawaaqayeen erayo ay ku amaanayaan ciidamadda amaanka ee fuliyay arintaan dadku uriyaaqeen ee sugidda amniga.

Sidoo kale, waxay dadweynuhu ku dhawaaqayeen erayo ay ku caayayaan burcadda la soo qabtay, dhamaan dadweynaha ku nool Caabudwaaq ayaa arintaan maanta aad ugu farxay ayaga oo u arka in arintaani ay ka mid tahay fursadaha ay ugu hortagi karaan amaan darida deegaankooda ayna ku nabad galayaan dhamaan gaadiidka mara wadooyinka mara Caabudwaaq iyo nawaaxigeeda.

Tan iyo bishii september ee isla sanadkaan ayaa waxaa Caabudwaaq ka jiray Ciidan Amaanka aad usugayay kuwaasoo ay ku ciribtireen burcad ay u daadsanaayeen jidgooyooyin inta badan wadooyinka magaaladda soo gala, waxaana intii ay ciidamadaani hawl bilaabeen aad u wanaagsanaaday dhammaan nabadgelyadda guud ee Caabudwaaq.

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Ciidamadda Amaanka Ee Degmedda Caabudwaaq Oo Maanta Soo Qab-

Postby CoolPoisons » Mon Dec 24, 2007 2:22 pm

Wagerdha and Rer Bah Waalan need to join the Rer Siyad Husein security army in AbudWaq


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 10 guests