"Guddoomiyaha Gobolka Gedo ayaa hadda waxuu ku talo jiraa in inta lagu jiro bishaan January uu doonayo in uu magaalada Garbahaarey gudaheeda ku macsuumo Hay'adaha UNDSS, UNDP, VSF, iyo kuwo kaleba, si uu u tuso nabad gelyada magaalada Garbahaarey ka jirta iyo in aanay xaq u arkin bulshada reer Garbahaarey mamnuucidii duulimaadyada diyaaradaha ee Garbahaarey ee ay UN-ka kusoo rogtay."
http://www.allgedo.com/Galged/no%20gun% ... 20news.htm



