Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Isbaaro la qaaday oo isbaaro kala beddeshay, waa yaab

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Isbaaro la qaaday oo isbaaro kala beddeshay, waa yaab

Postby CoolPoisons » Mon Jan 07, 2008 12:10 pm

Kadib muddo sideed cisho ah oo dekedda caalamiga ah ee magaalada Kismaayo ay u xirneyd maleeshiyaad ku heyb ah guddoomiyihii xilka laga qaaday ee Dr C/risaaq Faarax Taanno ayaa maanta odayaasha dhaqanka iyo siyaasiyiinta beesha Sade waxay maanta ku guuleydaan in ay furaan dekedda kadib markii ay ka saareen maleeshiyaadkii afaafta hore ee dekedda isbaarada dhigtay.



Nabadoon Cabdi Warsame Gurux oo kamid ah hoggaanka dhaqanka beesha Sade oo ka waramay isbaarada laga qaaday dekedda ayaa sheegay in si nabadgelya ah ay ku qaadeen jidgooyada taalay irida dekedda, islamarkaana aysan jirin wax dhaqaale oo la siiyey maleeshiyaadkii xirtay dekedda, wuxuuna sheegay in dadaalkoodii uu hirgelay.



"Maleeshiyooyinka dekedda ay u xirneyd waxaysan rumeysneyn xil ka qaadista Taanno iyo sida ay u dhacday, waxayna codsadeen in xilka qaadista C/risaaq Taanno la cadeeyo", ayuu yiri Nabadoon Cabdi Warsame Gurux oo hadalkiisa sii raaciyey in ay isfaham uu dhexmaray waxgaradka iyo maleeshiyaadka.



Inkastoo isbaaradda mudada ka badan toddobada maalmood taallay dekedda weyn Kismaayo ayaa haddana saac uun kadib markii la qaaday jidgooyadaasi waxaa ay maleeshiyaad hor leh markale isbaaro dhigteen iridda dekedda, sidoo kale ayaa maleeshiyaad ku hubeysan gawaarida dagaalka ee technikada waxaa ay isbaaro taa lamid ah dhigteen maanta isgoyska Somali Star ee xaafadda Calanley oo ah bar muhim u ah isu socodka gaadiidka dadweynaha ee PL-ka iyo kuwa kale ee raaxada, ma cada in isku ujeedda ay yihiin kooxihii horay dekedda looga soo saaray, balse waxaa jira warar sheegaya in ay dalbanayaan lacago mushaaraad ah.



Maxamed Xaashi Tawakal, Gedoweb Kismaayo.

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Isbaaro la qaaday oo isbaaro kala beddeshay, waa yaab

Postby CoolPoisons » Mon Jan 07, 2008 12:11 pm

This gettin out of hand. Its not funny anymore. Rer Siyad Husein are boycoting Rer Ba'ayeste Isbaaro. Ur on Ur own.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 5 guests