Page 1 of 1

Deg Deg: Rer Shirwa given the boot Rer Bah Walan replaced

Posted: Thu Jan 10, 2008 1:17 pm
by CoolPoisons
Beesha Sade oo dooratay guddoomiyaha Golaha siyasadda

Kadib kulamo iyo shirar aan kala go' laheyn oo maalmahan ka soconayey xarunta odayaasha dhaqanka ee beesha Sade ay ku leeyihiin magaalada Kismaayo ayaa goor dhaweyd oo maqribkii ah waxaa lagu dhawaaqay guddoomiyaha Golaha siyasadda beesha Sade kadib markii xilka laga tuuray guddoomiyihii hore Ismaaciil Maxamed Nuur (Qalinle), khilaaf jira awgeed.



Hoggaanka dhaqanka ayaa sheegay in tartan ay wada galeen raga lagu kala magacaabo Yaasiin Nuur Gaas (Yaasiin Raadeer), Ismaaciil Maxamed Nuur (Qalinle) iyo Xaaji Maxamed Mire uu cod 15 gaaraya uu kaga guuleystay musharaxiinta kale Yaasiin Nuur Gaas (Raadeer), sidaasna uu ninkaasi ku noqday guddoomiyaha cusub ee Golaha siyaasadda beesha Sade.



Inkastoo aysan jirin cid si toos ah uga hadashay magacaabista Yaasiin Raadeer ee guddoomiyaha Golaha siyaasadda beesha Sade ayaa haddana hadal heynta ugu badan ee caawa Kismaayo taalla waxaa ay tahay ammuurtan oo goobaha la isugu yimaada si weyn looga sheekeysanaya.



Magacaabista Yaasiin Nuur Gaas (Yaasiin Raadeer) oo loo doortay in qabto xilka guddoomiyenimada beesha Sade ee gobolka J/hoose ayaa ku so aadeysa xilli khilaaf xooggan uu ka dhashay xil ka xayuubintii lagu sameeyey Dr C/risaaq Faarax Taanno, waxaana muddo ka yar 20 cisho si lagu muransan yahay mansabka guddoomiyaha Golaha siyasadda beesha Sade u hayey Ismaaciil Qalinle, ma cada sida loo taageeri doona guddoomiyaha cusub ee hadda la doortay.



Maxamed Xaashi Tawakal, Gedoweb Kismaayo.

Re: Deg Deg: Rer Shirwa given the boot Rer Bah Walan replaced

Posted: Thu Jan 10, 2008 1:21 pm
by CoolPoisons
Are the Odayasha high? Why did they vote for a Rer Bah Walan?

Re: Deg Deg: Rer Shirwa given the boot Rer Bah Walan replaced

Posted: Thu Jan 10, 2008 5:14 pm
by sadeboi
lol, coolposion illahay baan kula daarshey ee how do you know all of this your not even marexaan.


Ye that have "replaced" a reer-dalal guy...lakiin I think he faces the same fate as the reer-shirwac dude.

Re: Deg Deg: Rer Shirwa given the boot Rer Bah Walan replaced

Posted: Thu Jan 10, 2008 7:28 pm
by Murax
Was that guy Qansa's Uncle?

Re: Deg Deg: Rer Shirwa given the boot Rer Bah Walan replaced

Posted: Thu Jan 10, 2008 8:26 pm
by xoogSADE14
Indha Raadeer waxuu kamid ahaa ragii Kismayo wax ka xoreeyay tobon sano kahor.

Hadaad daawateen cajalkii laga duubay markeey askarteenu Goobweeyn fadhiday waa ninka dheeroo shaacireenaaya.

Re: Deg Deg: Rer Shirwa given the boot Rer Bah Walan replaced

Posted: Thu Jan 10, 2008 11:18 pm
by Voltage
Xoogsade, we know indho raadeer sxb. There is a famous story about his mom (Ciise Maxmuud) and her half-sister (Dhulbahante) in Eastleigh during the 2001 war for Kismaayo when the Dhullo step-sister went screaming eastleigh saying her sister's "mooryaan son and his mooryaan friends" have been defeated by morgan only to get a call second from yaasiin saying they are in control of kismaayo and then his mom took a microphone and was yelling "harti gaagaab la', nimanki dagaalka yiqiin baa raayay" Lolz this from a Ciise Maxmuud lady. His cousin is the mom of my little cousins

Re: Deg Deg: Rer Shirwa given the boot Rer Bah Walan replaced

Posted: Fri Jan 11, 2008 10:28 am
by S-D-M
Reer Macaan jecel and their hunguri

Re: Deg Deg: Rer Shirwa given the boot Rer Bah Walan replaced

Posted: Sun Jan 13, 2008 3:44 am
by CoolPoisons
[quote="sadeboi"]lol, coolposion illahay baan kula daarshey ee how do you know all of this your not even marexaan.


Ye that have "replaced" a reer-dalal guy...lakiin I think he faces the same fate as the reer-shirwac dude.[/quote]



Ba'ayestaboi, Im more Marehan then U will ever be focker.