Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

MAREEXAAN IYO DOWLADDA C/LAAHI YUSUF

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

MAREEXAAN IYO DOWLADDA C/LAAHI YUSUF

Poll ended at Tue May 06, 2008 6:42 pm

 
Total votes: 0

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
koshin08
Posts: 9
Joined: Sun Jan 06, 2008 9:30 pm

MAREEXAAN IYO DOWLADDA C/LAAHI YUSUF

Postby koshin08 » Wed Feb 06, 2008 6:42 pm

Salaan dhamaan aqayaarta mowduucan kaqeyb qadanaya...

salaan kadib waxaan lawadasoconaa in dalka iyo dadka somaliyeed maanta marxalado xun-xun marayaan
si gaara hadaan u eego beesha sade, si kastaba ha ahaatee waxaan jeclaan lahaa inaan idiin soo bandhigo su'aal Poll runtii qof kasta oo mareexaana uu isweydiin karo amaba maskaxdiisa kaguuxaysa,

Su'aashana waxay tahay sidaan.

1: siyaasigee mareexaan ugu haboon maanta inuu hogaamiyo ama ka badbaadiyo beesha mareexaan siyaasadda naceybka iyo burburinta mareexaan ku dhisan ee ay wado dowladda c/laahi yuusuf ama aan dhahee Harti ???

thanks you

sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: MAREEXAAN IYO DOWLADDA C/LAAHI YUSUF

Postby sadeboi » Wed Feb 06, 2008 7:16 pm

Walaal, horta so dhawoow,

Ka bacdi horta in aan dahno burburinta beesha SADE waxa ka dhambeeyo harti ama abdullahi yusef waa mid qalad ah, dhibaatada beesha waxa weeye mid eey ayada isku keentey.

Umane maleeynayi in raggas mid kaso bixinkaro dhibaatadaan, waxa lo bahanyahay wada hadal iyo is af-garad. Waxeyna beesha uu baahantahay in mutacalamiinteyda uso baxaan oo hormad ka noqdaan sidi xal laga gaarialaha dhibkaan.

koshin08
Posts: 9
Joined: Sun Jan 06, 2008 9:30 pm

Re: MAREEXAAN IYO DOWLADDA C/LAAHI YUSUF

Postby koshin08 » Wed Feb 06, 2008 9:51 pm

sxb marka hore soodhawow kadibna waad mahadsantahay

walaal horta waxaan umaleynayaa inaadan sifiican u dhuuxin waxa aan meesha kusoo qorey balse waxaad moodaa inaad arin kale oo fiican kahadashay,
walaal waan ogahay umad dhib kuma dhaco ilaa ay ayaga kasbato ama mid dabiici ah oo ilaahay keenay ay ku dhacdo,
SXB waan wada garanaynaa in Harti ama C/laahi uusan wax dhiba noo keenin amaba noo keeni karin,
laakiin waxa aan aniga kahadlayey ayaa waxay tahay in mareexaan uu ubaahan yahay Hogaan siyaasadeed oo mideysan oo beesha mareexaan iyo somali inteeda kale isku xiri kara siyaasadaha qaabka daran ee maanta dalka kasocdana wajihi kara beesha mareexaanna meel fiican kasoo saari kara,

thanks

User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27573
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: MAREEXAAN IYO DOWLADDA C/LAAHI YUSUF

Postby Murax » Wed Feb 06, 2008 11:21 pm

Xoogsade waan ku salaamay.

xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Re: MAREEXAAN IYO DOWLADDA C/LAAHI YUSUF

Postby xoogSADE14 » Thu Feb 07, 2008 3:14 pm

[quote="Murax"]Xoogsade waan ku salaamay.[/quote]

loool

Waaban yaabanahay. I thought I was the only Kooshin for the Pushin male here!

sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: MAREEXAAN IYO DOWLADDA C/LAAHI YUSUF

Postby sadeboi » Thu Feb 07, 2008 5:21 pm

Hade ku iri raggaas aad so bandhigtay midna ma noqonkaraan .

User avatar
Nabeela
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23409
Joined: Mon Jan 02, 2006 4:56 pm

Re: MAREEXAAN IYO DOWLADDA C/LAAHI YUSUF

Postby Nabeela » Fri Feb 08, 2008 8:25 pm

[quote="xoogSADE14"]I thought I was the only Kooshin for the Pushin male here![/quote]

Loool.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 10 guests