Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Ardayda Wax Ka Barata Wadanka Suudaan Oo Hambalyo U Diray

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Ardayda Wax Ka Barata Wadanka Suudaan Oo Hambalyo U Diray

Postby CoolPoisons » Fri Feb 15, 2008 4:22 pm

Ardayda Wax Ka Barata Wadanka Suudaan, Kana Soo Jeeda G/G/Gaduud/GEDO Iyo Jubbooyinka Oo Hambalyo U Diray Maamulka Cusub Ee Magaalada B/Dheere
Feb 15,2008
by Khartuum-GEDO-NN
Annagoo ah ardaydda wax ka barta jaamacaddaha dalka Sudan kana soo jeedo gobaladda jubooyinka,Galgaduud, Gedo ama Jubbaland State, waxaan soo dhaweynaynaa, aadna ugu faraxsanahay maamulka cusub ee ka hirgalay degmadda b/dheere oo ka mid ah gobalka gedo oo in mudo ah muran ka taagnaa maamulka u sameeynta dagmaddaas.

Waxaynu halkaan hambalyo u diraynaa gudoomiyaha cusub ee degmadaasi mudane Maxamed Shariif Xirsi Dhudi iyo ku xigeenaddiisa Waxaan sidoo kale u hambalyaynaa mudanihii hore ee ahaa gudoomiyhii dagmadda mudane Barre Cabdi Cismaaciil iyo sidoo kale ku xigenadiisi mudaddii ay xilka hayeen.

Waxii ay ka qabteen dagmaddaas ha ahaato xag waliba iyo sida ay uga qayb qaateen doorashadda iyo waliba sida ay ugu qanceen natiijadda ka soo baxday doorashadda ay ka qayb qaateen. waxaan kale soo dhaweynaynaa dhamaan qaybihii kale duwanaa ee isku xil qaamay in gobalkooda ugu hirgalo maamul wanaagsan Waxaynu halkaan ugu hambalynaynaa wasiirka hormarinta gobaldda iyo arimaha faderalka ee dowladda mudane c/risaak Ahkshir kaalinta libaax ee uu ka gaysay maamulka u sameynta gobolkaas.

Sidoo kale Ugaas Cumar ugaas oo ah Ugaaska beesha SADE iyo oday dhaqameeyadda iyo wax garadka isla beeshaas iyo bulshadda dhalinyaradda iyo hayaddaha samafalka iyo intii gacanta ka geystaba.

Waxaynu u aragnaa arinkaa mid wanaagsan in gobalku maamul rasmi ah lahaado inay talaabo hormar u seedi karto hormumarka loo qaaday si loo tiigsaddoo gobaldda kale ee soomaliyeed ee hormarka gaaray. maamulka wanaagsan wuxuu keeni karaa hormar

Ayaanle Cali Hiirad
Khartoum _Sudan

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 1 guest