Page 1 of 1

Oromos attacked Afdher gobol home of Rer Hassan

Posted: Fri Mar 14, 2008 3:55 am
by CoolPoisons
Q/duula: 2008-03-12, Degamada Qarsaaduula ee gobolka Afdheer oo la sheegay in ay weerar gaadmo ah kusoo qaadeen Qowmiyadda Oromada.

Akhbaar lagu kalsoon yahay oo naga soo gaadhay degmadaas iyo tuulooyinka ka tirsan ayaa lagu sheegay in ugu yaraan 100 ruux oo dumar iyo caruur u badan lagu dilay meelaha dadka badan lagu dilay waxaa kamid ah XORIYO.

Weerarkan ayaa la sheegay inay soo qaadeen ciidanka ay leeyihiin Oromada ee loo yaqaan FATINO.

Duulaanka ay Oromadu soo qaaday ayaa la sheegay inay horkacayaan dad caan ka ah deegaankaas deriska la ah degmada Qarsaaduule MADDA WALAABU iyo BIDIRE.

Isla akhbaarta aanu ka helayno deegaankaas ayaa sheegaya in colaadda labadaas deegaan weli socoto deegaankaasina ka jirto xaalad colaadeed iyo dhaqdhaqaaq deegaanka laga dareemayo ayna suuragal tahay in dagaal ka dhaco.

Meelaha laga cabsi qabo in dagaal horleh ka dhaco waxaa kamid ah inta u dhaxeysa labada degmo ee Madaa iyo Qarsaaduula.

Degmada Qarsaaduule waxay ku taal galbeedka gobolka Afdheer waxayna kamid tahay degmooyinka gobolka afdheer ee deriska la ah Deegaanka Oromada.

Hussein Osman Shoke

Re: Oromos attacked Afdher gobol home of Rer Hassan

Posted: Fri Mar 14, 2008 3:56 am
by CoolPoisons
I'm so mad, they killed 100!!!!!!!

Re: Oromos attacked Afdher gobol home of Rer Hassan

Posted: Fri Mar 14, 2008 4:36 am
by Voltage
Reer Hassan, do NOT live Afdheer. Degoodiye and Dir do.

Re: Oromos attacked Afdher gobol home of Rer Hassan

Posted: Fri Mar 14, 2008 5:43 am
by CoolPoisons
[quote="Voltage"]Reer Hassan, do NOT live Afdheer. Degoodiye and Dir do.[/quote]

^^Mad_Dogg, what the fock are U talking about. Ur a ba'ayeste from Mudug, what do U know about Rer Hasan degmos.

This woreda is primarily inhabited by the Darod clan of the Somali people, although the southwestern half is the homeland of the Hawiye clan.

http://en.wikipedia.org/wiki/Afder_(woreda)