Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Maamulka Degmada Baardheere Oo Wada Ururin Ciidamo Suga Amaa

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Maamulka Degmada Baardheere Oo Wada Ururin Ciidamo Suga Amaa

Postby CoolPoisons » Sat Mar 22, 2008 6:06 am

Iyadoo Maalmihii aynu soodhaafnay ay Xaalado amaan Kajireen Gudaha Degmada Baardheere aya Markii ugu horeysay Maamulka Degmada Waxaa uu ku Dhawaaqay in ay Samey nayaan Ciidamo Madani ah oo ka kooban Ilaa Boqol Askeri laguna Talagalay In ay Sugaan Amaanka Magaalada arintan ayaa Timid Kagadaal Maamihii aynu Soodhaafnay ay Xaalado Amaandaro Oo Baaxadweyn ay Kajireen Degmada Baardheere Kuwaasi oo ay Fulinayan Maleeshiyooyin aan Cidna ka amar Qaadan oo iyagu ku soo Badanayay Degmada Baardheere .

Dhibaatadii ugu darneyd ayay aheyd kadib Markii Gaari kayimid Dhinaca Magaalada Kismaayo Xarunta Gobolka Jubada Hoose kuna soo Jeeday Magaalada Baardheere ay Meel ujirta 15Km ay U galeen Maleeshiyooyin halkaasi oo Rasas 5Daqiiqo Soconeysay ay ku fureen Maleeshiyooyinkii gaarigii inkastoo ay san Jirin wax qasaare ah Oo ay Geysatay Rasaastaasi .

Sikastaba ha ahatee arintani Ciidamda Lagu aruurinayo iminka isqoristuna ay kasocoto Saldhiga Dhaxe ayaa waxaa Soo dhoweeyay Guu dahaanba Dadka ku dhaqan Magaalada oo ku tilmaamay talaabadani in ay tahay mid loobaahnaa in Horay Looqaado hase ahaatee ay Si aad ah u soo dhoweynayaan in ciidamoi Madani ah lagasameeyo Magaalada kuwaasi oo loogu talagalay in ay kahortagaan Xaaladaha amaandaro iyo Weliba Maleeshiyooyinka Iyagu Amaandarida ka Fulinaya Gudaha Degmada Baardheeere .

Degmada Baardheere ayaa waxaa ay ahaan jirtay Degmooyinka Gobolka Gado mida ugu amaanka Fiican hase ahaatee waxaad moodaa maalmihii aynu kasoo Gudubnay in amaandaro Baaxad weyn ay kajirdo Degmada taas oo maamulka ay Shaaciyeen in maleeshiyooyin aan Cidna Ka Amarqaadan aqy ku soo Badanayan Magaalada Baardheere kuwaasi oo dhibaatooyin Farabadan ka muujiyay gudaha Degmada .

Ciidamadani 100ka Askeri ah Ee Saakay is Qoristoodu ay kabilaabmatay Saldhiga dhexe ayaa lafilayaa in ay wax badan ka Bedelaan Xaaladaha Amaandaro Ee Kataagan Degmada Baardheere Iyo Guud ahaan Gobolka Gedo .

Xasan C/raxmaan Max'ud
SBCInternational- Baardheere

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 1 guest