Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Update: Marehan Ogaden meeting in Dhobley

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Update: Marehan Ogaden meeting in Dhobley

Postby CoolPoisons » Fri Mar 28, 2008 9:59 am

Odayaal dhaqameed ka soo jeeda Jubooyinka oo kulamo la leh duqeyda Dhoobley

Waxgaradkan oo uu hogaaminayo Odayaal Dhaqameed ka Gobolada Jubooyinka ka mid ah ayaa waxaa ay Gaareen Deegaanka Afmadow Ee Gobolkani J/hose iyadoo Halkaasina ay kulla kulmeen Qaar ka mid ah Hogaamiye yaadha Kale Ee Dhinaca Dhaqanka ee iyagu Halkaasi ku sugan waxaana ay kala Hadlayaan sidii Waxlooga qaban lahaa arimo Badan oo la Xiriira Isku soo Dhoweynta Beelaha afmadow iyo kismaayo Maamulada Ka kala Jira iyo sidookaleeto in Magaalada Kismaayo Shirweyne lagu Qabto islamarkaana lagu hishiisiinayo Beelaha ka soo Kala Jeeda Magaalada Afmadow iyo kismaayo .

Shirkan Lafilayo in lagu Qabto Magaalada Kismaayo ayaa kulamadani waxaa ay hordhac u yihiin sidii wax looga Qaban lahaa Marxalado Badna oo Kajira Jubooyinka inkastoo warar Madaxmanaani ay Tilmaamayan in Xubnah Halkaasi Gaaray ay Weheliyaan Ciidamo aad u hubeysan islamarkaasna Wata Gaadiidka Dagaalka Waabarigii hore Ee Saakay ayaa halkaasi waxaa isugu soobaxay Qaar ka mid ah Dadweynaha Deegaanka ayadoo Siyaaba Kaladubana ay Dadku u arkaan tagitaanka Ciidamada Iyo Waxgaradka Ka Tirsan Deegaanka Magaalada Kismaayo Deegaanka Afmadow .

Haatan oo ay Odayaashu Hakaasi Gaareen ayaa waxaa Soo Baxaaya Warar Hoosaadyo iyaguna Tilmaamaya in Deegaankaasi Afmadow Ee Gobolka J/hoose Waxgaradka Magaalada Kismaayo ee haatan Talada Maamula Gacanta ku haya ay Qaban Qaabinayaan Qorshe yaal La xiriira hindisaha Maamul Loo Sameeyo Deegaanada Hoos Yinmaada afmadow oo ay Ka Mid tahay Deegaana Kale Ee Dhoobleey.
Max'ed Salaad Cabdulle
SBCInternational- Kismaayo

http://allsbc.com/view.php?articleid=4372
Last edited by CoolPoisons on Fri Mar 28, 2008 10:07 am, edited 1 time in total.

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Update: Marehan Ogaden meeting in Dhobley

Postby CoolPoisons » Fri Mar 28, 2008 10:01 am

Marax, didnt I tell U about the Siyad Husein escort.

"warar Madaxmanaani ay Tilmaamayan in Xubnah Halkaasi Gaaray ay Weheliyaan Ciidamo aad u hubeysan islamarkaasna Wata Gaadiidka Dagaalka"

Marehan wants to make Mamul for Afmadow

"Haatan oo ay Odayaashu Hakaasi Gaareen ayaa waxaa Soo Baxaaya Warar Hoosaadyo iyaguna Tilmaamaya in Deegaankaasi Afmadow Ee Gobolka J/hoose Waxgaradka Magaalada Kismaayo ee haatan Talada Maamula Gacanta ku haya ay Qaban Qaabinayaan Qorshe yaal La xiriira hindisaha Maamul Loo Sameeyo Deegaanada Hoos Yinmaada afmadow oo ay Ka Mid tahay Deegaana Kale Ee Dhoobleey."


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 4 guests