Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Fock accident in Jilib, 1 Marehan soldier dead. AUN

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Fock accident in Jilib, 1 Marehan soldier dead. AUN

Postby CoolPoisons » Fri Mar 28, 2008 10:54 am

AUN

KIsmaayo:Mid kamid ah gaadiidkii soo dhawaynayey wafdiga Xildhibaan Hiiraale oo gadoomay dadna ay ku geeriyooden

[2008-03-28 16:51:55] Hal qof ayaa ku dhintay tiro kale oo aan wali la xaqiijina waa ay ku dhaawacmeen markii uu la rogmaday gaarigii ay saarnaayeen oo kamid ahaa gaadiidkii soo dhawaynayey wafdiga uu barre hiiraale hogaaminayo ee kimayo ku sojeda.

Gaari nooca ay soomaalidu u taqaan Qooqanta oo kamid ahaa gaadiid fara badan oo soo dhawaynayey wafdiga uu hor kacayo xildhibaan barre aadan shire ayaa waxaa uu ku rogmaday inta u dhaxaysa magaalada jilib iyo deegaanka Kabsuuma waxaana halkaas ku geeriyooday mid kamid ah ciidamadii soo dhawaynayey wafuuda ayadoo sidoo kalana uu dhaawac soo gaaray tiro aan la xaqiiji oo gaarigaas la socotay.

Ismaaciil Maxamed Nuur Qalinle gudoomiye ku xigeenka gudiga siyaasada beesha Sadde kana mid ah mas,uuliyiintii u dhaqaaqay soo dhawaynta wafdiga xildhibaanada beesha Sadde ee kismaayo ku soo fooleh ayaa Allwariye u xaqiijiyey gadoonka gaarigaas dhimashada iyo in ay gaadiid kale u direen baabuurka rogmaday si loo soo qaado maydka iyo dhaawaca,gaarigaas ayaa la sheegay i uu ku rogmaday mel u dhaxaysa jilib iyo Kabsuuma sababtana lama oga laakiin waxaa loo aanaynaa jidka oo bur burssan iyo gaariga oo si xawli ah ku socday.

Ismaaciil Qalinle ayaa waxaa uu intaas raaciyey in ay goor dhow soo galayaan magaalada markaasna uu wafdigu ka warbixin doono socdaalkooda iyo muhiimada u leeyahay,wafdiga ayaa waxaa uu ka kooban yahay xildhibaano 4 gaaraya oo kala ah Xildhibaan barre Adan shire (Hiiraale) oo hogaaminaya xildhibaan Axmed Maxamed warsame Xildhibaan Nuur mataan Biriq iyo Xildhibaan Yusuf kaanti.

http://allwariye.com/actiontools/getThi ... php?id=500

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 4 guests