Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Kismayo police say they will protect non Marehan MPs

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Kismayo police say they will protect non Marehan MPs

Postby CoolPoisons » Tue Apr 08, 2008 7:40 am

Kismaayo:Xildhibaanada baarlamanka soomaaliya ee kismaayo sugan oo kulan la qaatay saraakiisha Booliiska ee magaalada kismaayo

[2008-04-08 14:32:52] Mudanayaasha baarlamaanka ee ku sugan magalada kismaayo ayaa waxaa ay maanta kulan looga hadlay dhinacyo badan la qaateen saraakiisha booliiska ee magaalada kismaayo.

Kulanka oo ka dhacay saldhiga booliiska magaalada kismaayoi ayaa waxaa uu dhex maray xildhibaanada kismaayo ku sugan ee kasoo jeeda Beesha Sadde iyo saraakiisha booliiska ayadoo kulankasna loo diiday in ay saxaafadu ka qayb gasho,laakiinse wararka ku saabsan kulankaas ayaa waxaa ay sheegayan in looga hadlay oo lagu lafo guray sidii ay ciidamada booliisku kaalin lixaad leh uga qaadan lahayeen sugida nabadgalyada kismaayo.

Taliyaha saldhiga saldhiga booliiska kismaayo Col.Ibraahin Khaliif Shanfool oo markii uu dhamaaday kulankaas oo saacado badan qaatay ay saxaafadu wax ka waydiisay aya sheegay in muhiimada kulankas ay ahayd in la xoojiyo amaanka magaalada in laga qayb galo sidii loo abuuri lahaa jawi dagan oo keena in kismaayo ay yimaadaan dad danaynaya dib u heshiisiinta beelaha oo ay ka mid noqon karaan xildhibaano aan u dhalan beesha haatan maamusha,waxaa uu intaas ku daray in ay xildhibaanadu ay ku booriyeen in ciidamada booliisku ay boorka iska jafaan oo ay howlahooda si waajib ah u gutaan.

Kulanka ayaa sidoo kale la sheegay in lagu soo qaaday sidii loo tiro koobi lahaa ciidamada booliiska ee gobolka gaar ahaana kuwa magaalada kismaayo kadibna ay suura galnoqoto in loo furo siminaaro ku aadan howlaha wax qabadka booliiska oo kaalin lixaad leh ka qaata sugida amaanka si loo gaaro hindisaha dib u heshiisiinta beelaha oo looga gudbo samaynta maamul goboleed ay jubooyinku yeeshaan oo beeluhu ay samaystaan.

Fadhigii maanta ay yeesheen xildhibaanada baarlamaanka soomaaliya ee kismaayo ku sugan ayaa waxaa uu daba socdaa kulamo ay xildhibaanada la qaadanayeen maal mahaan beelaha gobolka iyo siyaasiyiinta kuwaas oo ay kaga dhaa dhicinayeen hadafkooda imaantinka kismaayo oo ah dib u heshiisiinta beelaha jubooyinka oo loogu gudbo maamul u smaynta gobolada jubooyinka.

http://allwariye.com/actiontools/getThi ... php?id=559

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 4 guests