Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Golaha Dhaqanka iyo Waxgaradka Beesha Sade ee Muqdisho

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Golaha Dhaqanka iyo Waxgaradka Beesha Sade ee Muqdisho

Postby CoolPoisons » Wed May 07, 2008 11:45 am

Golaha Dhaqanka iyo Waxgaradka Beesha Sade ee Muqdisho oo maanta Warsaxaafadeed ka soo saaray dhacdooyinkii ugu danbeeyay ee Soomaaliya

Beerdhiga 07.05.2008 19:14

Canbaareyn Dhacdooyin is dabajog ah

Taariikhdu markii ay aheyd 07/05/07M- oo ku beegan H.29/04/1429, shir ay yeesheen Odayaasha Dhaqanka, Oqoonyahanka, Culumaa-udiinka iyo wax garadka Beesha Sade ee ku nool magaaladda Muqdisho waxay soo saareen war saxaafadeed ay ku canbaareenayaan Dhacdooyinka kala ah:

1) Gumaadkii ay ciidamada Itoobiyaanku u gaysteen Culumaa-udiin iyo Dad kale oo shacab ah Masjidka Al-hidaaya.
2) Duqeyntii bahalnimadda ahayd ee ciidamadda Maraykanka ka Geysteen degmadda Dhooso Mareeb ee Gobalka G/ Gudood.
3) Xasuuqii ciidamada Itoobiya ay u geysteen Dadka shacabka ah ee dagan degmadda Bay-dhabo ee Gobalka Baay.
4) Waxaa kale oo aan canbaareynaynaa qab qabashadii Dadka Soomaaliyeed oo ay qab qabteen Maamul Gobaleedka Puntland una dhiibeen Ciidamada Itoobiya.

Hadaba waxaan kula talinaynaa Isimada, Waxgaradka, Aqoonyahanka, iyo Culumada reer Puntaland in ay arintaan wax ka qabtaan si ayna dhib ugu horseedin Beelaha Soomaaliyeed ee walaalaha ah kuwaas oo muddo badan ku jiray dhibaato aad u fara badan oo aan lasoo koobi karin.

Waxaa kale oo aan umadda Soomaaliyeed ugu baaqeynaa in ay midoobaan kuna midoobaan Kitaabka Alle, Iskana jiraan Hagardaamooyinka cadawga iyo cadaw kalkaalka sida, Diidada Lacagta Sh. Soomaaliga ah taasoo hor seedeysa Burbur dhaqaale iyo dhimasho aan xadaysnayn isla markaana ah dagaalka ugu daran dagaaladda lagu'hayo umadda Soomaaliyeeed.

Magacyadda Odayaasha Soosaaray Bayaanka.

1) Nabadoon Bakaal Diiriye Maxamed.
2) Suldaan Cusmaan Cabdi Cabdulle.
3) Shiikh Xasan Sh. Aadam Cabdulle.
4) Shiikh Faarax Mire Rooble.
5) Aadan Xasan Muuse.
6) C/salaam Axmed Tunyar.
7) C/qaadir Maxamed Sh. Maxamuud

Mahad sanidiin


Wabilaahi Towfiikh

http://www.beerdhiga.org/index.php?acti ... =0&id=3485

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 6 guests