Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Rer Hasan and Rahanweyn Leeysans make peace

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Rer Hasan and Rahanweyn Leeysans make peace

Postby CoolPoisons » Sun Jun 01, 2008 9:33 pm

Gedo:Kulamo nabadeed oo maanta laba beelood o ka soo kala jeeda gobolada bay iyo Gedo uga furmay degmada Ufurow ee gobolka Bay

[2008-06-01 14:50:09] Degamada Ufurow ee gobolka Bay ayaa waxaa maanta ka furmay wadahadalo nabadeed oo ay yeelanayaan laba beelood oo xiisado ay ku dhex mareen deegaano ku yaala xadka labadaas gobol.

Wadahadaladaan oo ay garwadeen ka yihiin xubno isugu jira odayaal dhaqameed iyo maamulada degmooyinka Buurdhubo iyo Ufurow ayaa waxaa ay maanta si rasmi ah ugua furmeen defmada Ufurow ee gobolka Bay waxaana kulamadas oo ay laba dhinac uga qayb galayaan minshan xubnood lagu wadaa in ay ka soo baxaan go,aamo wax ku ool u ah dadka xoolo dhaqatada ah ee ka soo kala jeeda beelaha ay colaadu dhex martay.

Gudoomiyaha degmada Ufurow ee ay maanta kulamadu ka furmeen C/waaxid macalin Xasan sheegay in la gaaray heshiis hor dhac ah oo dhigaya in beeluhu ay qaataan xabad joojin dhab ah iyo in la kala qaado malayshiyooyin u kala dhashay beelahaas oo isu fadhiyay goobo isu muuqda,C/waaxid macalin xasan gudoomiyaha degmada Ufurow ayaa intaas ku daray in aysan meesha ku jirin colaad iyo dagaal dhexmara labada beelood oo uu ku tilmaamay in ay yihiin kuwo xiriir darisnimo iyo wanaag soo jireen ah.

Maxamed Xasan Yarow oo kamid ah ugaasyada gobolka gedo oo isna ka hadlay kulamadaas nabadeed ayaa sheegay in ay arimihu wanaagsan yihiin xubnaha fadhigaas ka qayb galayana ay is fahmeen islamarkana la filayo in la gaaro heshiis kama dambays ah oo lagu soo afjaro waxyaabihii ka kala dhacay beelaha,Dhawaan ayay ahayd markii malayshiyo ka soo jeeda degmada Ufuroow ee gobolka Bay ay weerareen dad xoolo dhaqato ah oo ka soo jeeday gobolka gedo halkaas ay ka dhasheen dhibaatooyin soo gaaray odayaal dhaqameed.

http://allwariye.com/actiontools/getThi ... php?id=765

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 5 guests