Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Beesha Tanade (Leelkase) ee degan waamo oo dooratay suldaan

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Beesha Tanade (Leelkase) ee degan waamo oo dooratay suldaan

Postby CoolPoisons » Mon Jun 02, 2008 1:53 pm

Beesha Tanade (Leelkase) ee degan waamo oo dooratay suldaan cusub
Kismayo, Somalia (AOL) - Xaflad aad loo soo agaasimay ayaa si habsami ah dhowaan uga dhacday magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose. Xafladaas oo lagu caleemo saaray suldaan Cali Salaad Cusmaan oo noqday suldaanka rasmiga ah ee beesha Tanade degaankeeda waamo, Waxaa Xafladdaasi aad uga soo qayb galay dadweyne Soomaaliyeed oo ay hor kacayeen Suldaano, Isimo, Ugaasyo iyo waxgarad badan oo ka tirsan dhamaan beelaha Soomaaliyeed ee Jubooyinka iyo Gedo.

Suldaan Cali Salaad Cusmaan oo ku magac dheer Suldaan Cali Sokor waxaa uu sheegay inuu diyaar u yahay oo uusan ka gabanayn howsha culus ee hor taala, asagoo uga mahad celiyey beesha dooratay iyo dhamaan bulshada Soomaaliyeed ee soo xaadirtay caleemo saarkiisa wuxuuna yiri "Balantii aan idiin qaaday waan oofin insha Allah."

Suldaan Cali Salaad Cusmaan ayaa balan qaaday inuu sii wanaajin doono xiriirka beesha tanade ee waamo iyo dhamaan beelaha deriska kula ah Jubooyinka isla maarkaana uu diyaar u yahay ka qayb qaadashada dib u heshiisiinta hadday ahaan lahayd Jubooyinka ama guud ahaan Soomaaliya.

Suldaan Cali Salaad Cusmaan oo lagu yaqaan fir fircooni iyo wanaag badan ayaa la soo weriyey in horeba loogu yeertay dhex-dhexaadinta beelo walaalo ah oo degan waamo oo dhowaani doodi ka dhex aloosantay.

Hussein Hurry
xhurry56@hotmail.com

http://www.allgedo.com/Galged/scb%20tnd%20news.htm

S-D-M
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5774
Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.

Re: Beesha Tanade (Leelkase) ee degan waamo oo dooratay suldaan

Postby S-D-M » Mon Jun 02, 2008 4:56 pm

[quote="CoolPoisons"]Beesha Tanade (Leelkase) ee degan waamo oo dooratay suldaan cusub
Kismayo, Somalia (AOL) - Xaflad aad loo soo agaasimay ayaa si habsami ah dhowaan uga dhacday magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose. Xafladaas oo lagu caleemo saaray suldaan Cali Salaad Cusmaan oo noqday suldaanka rasmiga ah ee beesha Tanade degaankeeda waamo, Waxaa Xafladdaasi aad uga soo qayb galay dadweyne Soomaaliyeed oo ay hor kacayeen Suldaano, Isimo, Ugaasyo iyo waxgarad badan oo ka tirsan dhamaan beelaha Soomaaliyeed ee Jubooyinka iyo Gedo.

Suldaan Cali Salaad Cusmaan oo ku magac dheer Suldaan Cali Sokor waxaa uu sheegay inuu diyaar u yahay oo uusan ka gabanayn howsha culus ee hor taala, asagoo uga mahad celiyey beesha dooratay iyo dhamaan bulshada Soomaaliyeed ee soo xaadirtay caleemo saarkiisa wuxuuna yiri "Balantii aan idiin qaaday waan oofin insha Allah."

Suldaan Cali Salaad Cusmaan ayaa balan qaaday inuu sii wanaajin doono xiriirka beesha tanade ee waamo iyo dhamaan beelaha deriska kula ah Jubooyinka isla maarkaana uu diyaar u yahay ka qayb qaadashada dib u heshiisiinta hadday ahaan lahayd Jubooyinka ama guud ahaan Soomaaliya.

Suldaan Cali Salaad Cusmaan oo lagu yaqaan fir fircooni iyo wanaag badan ayaa la soo weriyey in horeba loogu yeertay dhex-dhexaadinta beelo walaalo ah oo degan waamo oo dhowaani doodi ka dhex aloosantay.

Hussein Hurry
xhurry56@hotmail.com

http://www.allgedo.com/Galged/scb%20tnd%20news.htm[/quote]

"Suldaan Cali Salaad Cusmaan oo ku magac dheer Suldaan Cali Sokor"

Someone needs correction :lol: :lol:

Cali Sokor Waa Maxamed Subeer Ogaden....Waana reer afmadow. One of his daughters married to one the reer yarow.

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Beesha Tanade (Leelkase) ee degan waamo oo dooratay suldaan

Postby CoolPoisons » Tue Jun 03, 2008 3:05 am

S-D-M wrote:
"Suldaan Cali Salaad Cusmaan oo ku magac dheer Suldaan Cali Sokor"

Someone needs correction :lol: :lol:

Cali Sokor Waa Maxamed Subeer Ogaden....Waana reer afmadow. One of his daughters married to one the reer yarow.

^^Cagdher Marehan focking need to stop.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 8 guests