Moderators: Moderators, Junior Moderators


Xassan Maxamed Cali (Xasan dheere) oo ah Afhayeen beesha gacanta ku heysa magaalada Kismaayo kana mid ah odayaashii horey u sii joogay magaaladaasi ayaa ku eedeeyey xildhibaan Barre inuu ka wado gobolka Abaabul uu ku doonayo inuu ku soo cusbooneysiiyo golahii
Dooxada Juubba oo mar ka tilanayey gobolkaasi islamarkaana guddigu yahay mid isaga ugaar ah isagoo u warramayey idaacadda Daljir.
Xasan Dheere ayaa ku tilmaamay gudigaasi inuu huwan yahay shaarkii Dooxada Jubba uuna Barre ku mashquulsan yahay malleeshiyaad aruurin iyo calaamado kale oo dhammaantoodba ka turjumaya qorsheyaalkiisa qabqablenimo.

C/raxmaan Xaaji Axmed Waldiire oo mid ah guddigaasi ayaa isna Daljir sheegey in guddiga loogu talagalay sidii ay u heshiisiin lahaayeen beelaha wadagalaga gobolkaasi aysanna guddigaasi aheyn sida loo fahmay.
Waldiire oo horey u ahaan jiray Afhayeen golihii Dooxada jubba ayaa intaasi ku sii daray in Soomaalida ay caado u noqotay ereyga la yiraahdo looma dhamma ayna jecel yihiin inay is hortaagaan dawlad kasta, urur kasta iyo guddi kasta oo lagu heshiiyo loona arko inay xal keeni karaan.
Inta badan dadwaynaha ku nool magaalada kismaayo oo maanta aragtidooda ka dhiibtay dhisitaanka golaha la magac baxay golaha midaynta beelaha deegaanka ayaa waxaa ay badidood soo dhaweeyeen ku dhawaaqista golahaas oo la sheegay in ay ku midaysan yihiin beelaha gobolka.
Xafiiska Allwariye ee kismaayo oo Ra,yi aruurin ku sameeyay qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa waxaa ay inta badan dadwaynuhu noqdeen kuwo taagersan golahaas,laakiin waxaa jira kuwa aan tira badnayn oo rajo xumo ka muujiyay dhisitaanka golahaas ee xiligaan waxaana ay qabaan in arintaas la la soo de degay marka horana loo baahnaa in la heshiisiiyo beelihii gobolka ku dagaalamay markaas ayaana loo gudbi karaa in beelaha gobolku ay isku raacaan in ay maamul samaystaan.




Warsame101 wrote:I do not debate or discuss with any kid who suddenly thinks his fadhi ku dirir rumour has any factual substance.






Voltage wrote:Murax, Jubbaland cannot and will not be sustained. Already even the most united contiguous land suitable for an autonomous state (Puntland) has disintegrated and that is a lesson to be heeded and has been heeded by Sade. Our objective from now on is to live in peace and harmony with our neighbors and eventually the land will be overtaken by a central government. Since the dust has settled and we have turned out to be the most powerful group, we have had time to look seriously into the future and realize Jubbaland cannot and will not materialize. It is too divisive, it is too tribalistic, and just leads the animosity and problems that people have against us to continue. This "aqoon is waydaarsi" or dialogu within our community was put forward under the governorship of Farax Taano in which many of our leading intellectuals were given the chance to weigh in. That is why we signed peace treaty with every single group from Shiiqaal to Gaaljecel to Jareerweyn to Biimaal, etc. Our objective is to get internal legitimacy in the region and be civilians under a central government in the future.
The only people still holding on to the idea of Jubbaland are people who have the idea they will lay claim to high positions in it and use THAT as a leverage to be awarded national positions as was the case during the beginning of the TFG. This is what Xassan Dheere was talking about when he called Barre's actions attempts to go back to "qabqablenimo".

Users browsing this forum: No registered users and 3 guests