Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Magaalada Baardheere Oo Si weyn Looga Xusey 1da Luulyo

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
CoolPoisoninthisbijj
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 540
Joined: Sat Jun 07, 2008 4:33 pm

Magaalada Baardheere Oo Si weyn Looga Xusey 1da Luulyo

Postby CoolPoisoninthisbijj » Wed Jul 02, 2008 7:00 am

Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ka dhacday Maanta Xaflad si weyn looga Xusay Manaasabada 1 luuliyo oo ah markii ay ka xoroobeen gumaysigii talyaniga iyo israacii labada Gobol ee Waqooyi iyo Koonfuta waxaana halkaasi isugu soo baxay dadweeyne aad u farabadan kuwaasi oo watay caleemo qoyan wadooyinka magaaladana ku lugaynayay.

Munaasabadan oo ay soo agaasimeen Howlwadeenada Hay,adda INXA xafiiskooda degmada Baardheere ayaa waxaa lagu qabtey Xarunta Maamulka Degmada Baardheere,halkaasi oo ay isugu yimaadeen Boqolaal dadweyna ah oo ka kala socdey qeybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan degmada Baardheere.

Mas,uuliyiintii ka soo qeybgashey Munaasabadan ka dhacdey degmada Baardheere ayaa waxaa ka mid ahaa Gudoomiyaha Gobolka Gedo Xuseen Farey iyo ku xigeenadiisa,Gudoomiyahay Degmada Baardheere Maxamed Xirsi Dhudi iyo Odoyaal iyo waxgarad kale gedisan oo ka tirsan Degmada Baardheere. Masuuliyiintii iyo Odoyaashii ka hadley munaasabada 1da luulyo ayaa waxay ka warameen halgankii dheeraa ee loo soo marey xoriyada maanta la harsanayo oo ay sheegeen inay ku timid halgan adag oo lala galay gumaystayaashii reer Yurub ee dalka qabsadey.

Inkastoo Munaasabadahaan si weyn looga Xusay qaybo ka mida dalka Soomaaliya ayaa hadana waxaa jira dad iyagu sheegaya in ay munaasabadaan ku soo beegantay xili dhibaatootyin nolol xumo iyo dagaalo ay ka jiraan qeybo ka mid ah Dalka Soomaaliya.

Dalka Soomaaliya ayaa waxaa uu Xoriyada qaatay sanadkii 1960 bishii July oo ay ka Xoroobeen gumaystayaashii Talyaaniga iyo Ingiriiska ku waasi oo gumaysi ba'an ku hayay shacabka Soomaaliyeed taasi oo dhalisay in ay aas aasman 13 kii SYL oo ahaa dhalinyaradii dalka Soomaaliya Xoriyada u soo hooyay.

A C Saalixi-GEDO-NN-Baardheere


http://www.gedonet.com/index.php?news=3268

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 6 guests