Abdi Galayax
Posted: Sun Jul 06, 2008 9:26 am
dayum i was browsing golkhatumo.com and they got many Abdi Galayax
check this 1 when some Siyad Huseins karbashed dhabayacos
Gabayga Jabraa'iil
Gabygaan waxaa tirshay abwaanka ween ee Cabdi Maxamed Aw Magan oo kumagac dheer Cabdi Galayax abwaanku Waxuuu gabaygaan tirshay mar rag marexaan ah ee layeen ninman Majerteen ah oo jabraiil ah geel badana eey kasoo dhaceen Asagoo ka xun arinkaas wasgii lahaa, Jibraahiil ma fiicniyo inaan, julubka laynaaye. Galayax waxuu rabay mar hadii laduulayo In Ogadeen oo markaa ragii Cabdi galayax eey colaad dhex talay in lagu duulo. balse meeysan dhicin siduu rabay markaa buu Gabaygaan tirshay waxuu yir sidaan.
Nimanyohow jan baa igu dhaciyo, jeel aan baxahayne
Hadba jimicsigaygaas qalbigu, way jirranayaaye
Sidii aar xabbadihii Jigraha, jeeni lagu gooyey
Oo meelo jeexaa galoo, jiq isku dhawraaya
Oo debedda jeeqaaqayoo, jecel wax uu qaado
Jirriqsiga ilkuhu waa waxaan, ciil la jiifsadaye
Haddiise joogimaynee colaad, jilibka loo qaaday
Amaan jeesanaynoo Bahgeri, lagu jihaadaayo
Jibraahiil ma fiicniyo inaan, julubka laynaaye
Jeeskii xaqeennii qabaa, jiirta soo degaye
Jaajuuska nimankaan u diray, tan iyo jiilaalka
In kastay juskeennii wadaan, Jiidan goleheeda
Iga wallaan jidkaa webi tolkay, jaaha siin karine
Goortay jalleecaanba way, soo jirjiriyaane
Jirinjiir ma dhaafniyo Buleey, jabaqyadii yiile
Dadka laguma jawrfalo miskiin, jooga meelaha'e
Jiirkeenna niman baa cuniyo, johoraddeenniiye
Oo nagu jalbeebanahayoo, jaray raggeenniiye
Haddaydnaan jifada xooga liyo, jebin Maxaad Aadan
Jalaal iyo kitaab baan ka maray, juuq inaan dhaho'e
Waxba aniga yaan lay jirrabin, waan jilbaysnahaye
Markuu abwanku gabygaa tirshay baa waxaa gabay yar soo tirshay nin layiraah Ciise oo majerteen ah Ninkaa oo Kacarooday kalmdii aheed,Jibraahiil ma fiicniyo inaan, julubka laynaaye balse aan wax ka eegin meesha fog oo cabdi galyax kahadlay waxuu yiri sidaan,
Hadii uu Amxarkaas gurani guriga kuu joogin,
Oo aan Eebaheey kugu galdin gaalo waa balo,
Wallee Galyaxoo malinkii geel madhiciseene,
Gaawah wallee kuma listeen adiga iyo gaalleef,
Gabaygaan oo aad sidaad arkeysaan la oran karo waa afreey hadana Cabdi galyax waa uu kajawabay waxuuna yiri sidaan,
Ciisoow gob waa lag duwaa gabyga qarkiis,
Waa ani iyo gaalleef waxaad gaal wax noo tiri,
Hayeshee war aad nagu gaftaad nagu godbeysaa,
Guudiga colaadeed rag waa golftamayaa,
Gabagabda mantaad dhigteen guriga reer Diini
Ganbalaligii dhacy hadaad hadal kagoobeeyso,
Ogadeen gudoon adag leh baa guuto soo dumay,
Gawraarta nagu meersan iyo Ulasan gudkeeda,
Wadinkii Gobaad oo fadhido galay aroortii,
Ayadoo xeryag goobta ween gadangateeyneyso,
Goonyah waxaad kaga rideen gumuc rasaaseed,
Garankiinu waa tuu ahaa geeya xoolaha,
Golihiisa adinkoo ka wadin garnkii loo ooday.
Gusha waxaad isga soo baxdeen wiilal geer qabo,
Dabadeena niman gaan ah baad goob ku dirirteen,
Guniyad Amxaaro iyo majirin gaal wax iitaray,
Geelleeyga anigaa dhacsaday galbkii Hawdeed,
Intaadse Xabshi guulleeysan dhigin gole kashegeeyso,
Anba gawska waan heysana gabnoo sumace,
Ma gabdheey ahayeen ragii garawo maalaayay
http://www.golkhatumo.com/Jab.htm