Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Marehan militry trained in Ethiopia go back to Jubaland

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
CoolPoisoninthisbijj
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 540
Joined: Sat Jun 07, 2008 4:33 pm

Marehan militry trained in Ethiopia go back to Jubaland

Postby CoolPoisoninthisbijj » Tue Jul 22, 2008 4:34 am

Maleeshiyad ka Tirsanaa Kuwa lagu soo tababaray Magaalada Adis Ababa ee dalka Itobiya ayaa dib ugu laabtay Beelaha ay ka soo kala Jeedaan ee Mareexaan iyo raxanwayn halka Kuwa akalana loogu hayo leego ilaa Baydhabo si qasaba ah kadib Xalay isku dhac ay maleeshiyaadkaasi isku Dhaceen ayaga oo ka biyo Diidaya in Muqdisho la keeno oo ay u Yaqaanaan wadadii Geerida.


Ilo xog ogaal ah ayaa Webkan u xaqiijiyay in ay dagaalkaasi ku goosteen Ciidamo ka tirsan Copyga Itoobiya oo lagu qiyaasay inta u dhaxeysa 60 -110 Askari kuwaas oo markii hore lugaynayay oo aan saarnayn wax gaadiid ah. Lama sheegi karo illaa iyo hadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkaasi, waxaana la sheegayaa in wali la maqlayo rasaas teel teel ah taas oo u muuqata mid ay labada dhinac isku yool baarayaan.
Ma ahan markii ugu Horeysay oo ay maleeshiyad ka Goostan Maamulka qar iska Xoorka ah ee C/llaahi Yuusuf balse kuwani ayaa ahaa kuwo ku dhawaad Sanad lagu soo tababarayay Dalka Itobiya si ay u cadaadiyaan dadka Reer Muqdisho ayna u dhacaan Suuqa ugu wayn soomaaliya EE bakaaraha sida ay sheegayaan ilo wareed lagu kalsoonyahay.

Ciidamadii ka soo jeeday Beesha mareexaan ayaa la sheegayaa in Saakay wsaabarigii ay gaareen Gobolka ay ka soo jeedaan ee Kismaayo Halkaasina waxaa ku soo dhaweeyay Xubno uu ka mid ahaa bare Adan Shire Hiiraale oo si aad ah uga soo horjeedo Maamulka qar iska Xoorka ah ee C/llaahi yuusuf Axmed.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 3 guests