Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Rer Hasan who were trained in Ethiopia escape to Burdhubo

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
CoolPoisoninthisbijj
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 540
Joined: Sat Jun 07, 2008 4:33 pm

Rer Hasan who were trained in Ethiopia escape to Burdhubo

Postby CoolPoisoninthisbijj » Tue Aug 05, 2008 7:44 am

Ciidamo ka tiran kuwa Mleteriga dowlada KMG Soomaaliya ee dhawaan lagu soo tababaray dalka Ethiopia ayaa ka goostay dowlada kuwaasi oo qeeybo ka mid ah ay gaareen gobolka Gedo.



Tiro Ciidan ah oo ka mid ahaa ciidamada Militeriga dowlada KMG Soomaaliya ee uu dhawaan Tababarka ugu soo dhamaaday dalka Ethiopia ayaa waxaa ay soo gaareen iyagoo ka soo goostay dowlada qeeybo ka mid ah degmada Buur dhuubo ee gobolka Gedo.



Ciidamadani oo tiradooda lagu sheegay ku dhawaad 35 askari isla markaana ku hubeeyan kuwaasi oo ka soo kicitimay degmada Baydhabo oo ay dhawaanahan ku sugnaayeen.



Sida uu idaacada Shabelle u xaqiijiyay Gudomiyaha Degmada Buurdhuub C/llaahi Max'ed shakuur ciidamadani ayaa waxaa ay ka mid ahaayeen kuwa Mileteriga ee dhawaan lagu soo tababaray dalka Ethiopia isla markaana ka mid ahaa ciidamada ku sugnaa Degmada Baydhabo.



Sidoo kale Masuulkaasi waxaa uu sheegay in ciidamada marka ay soo galayeen deegaanka Buurdhuubo in ay fureen rasaas fara badan oo socotay qadar 5 daqiiqo ah taasi oo aysan cidi wax ku noqon waxaana sarkaalkii watay ciidamadasi uu ku micneeyay in arintaasi ay ugu damaashaadayeen mar hadii ay soo gaareen deegaankoodii Buur dhuubo.



Isku day aanu ku dooneeynay in aan wax ka weydiino sarkaalka ciidamadasi watay ayaaneey noo suuro galin balse dad xog ogaal ah ayaa waxaa ay sheegeen in arinta goosashada ciidamadani ay salka ku heyso dhaqaalo la'aan iyo xaaladaha uu dalku marayo.



Wa markii ugu horeeysay ee tiro ciidan ah oo ka tirsan kuwa dowlada KMG Soomaaliya ay ka soo baxsadaan isla markaana ay soo gaaraan deegaano ka tirsan gobolka Gedo tan iyo markii ciidamadani uu tababarka ugu soo dhamaaday gudaha dalka Ethiopia.

http://www.shabelle.net/News/ViewNews.asp?NewsID=251

User avatar
Young Wadani *
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 660
Joined: Sat Apr 26, 2008 2:18 pm
Location: Green Street

Re: Rer Hasan who were trained in Ethiopia escape to Burdhubo

Postby Young Wadani * » Tue Aug 05, 2008 11:55 am

Xassan Geesi haa Noolado :somalia:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 4 guests