Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Sh. Xasan Daahir Aweys oo Kismayo ku soo fool leh!

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Sh. Xasan Daahir Aweys oo Kismayo ku soo fool leh!

Postby CoolPoisons » Mon Aug 25, 2008 1:21 pm

[2008-08-25 20:08:29] Warar lugu kalsoon yahay oo naga soo gaaraya magaalooyinka Asmara iyo Kismayo, waxay xaqiijinayaan in Sh. Xasan Daahir Aways uu soo dhexgalay khilaaf weyn oo u dhexeeya madaxda ciidammadii Kismayo qabsaday.

Wararku waxay intaas ku darayaan in Sh. Xasan, uu dadaal badan ugu jiro sidii meel dhexe uu isugu keeni lahaa saddexda kooxood ee mid walba uu doonayo in isaga looga danbeeyo maamulka Kismayo. Sh. Xasan waxaa la sheegayaa in uu damacsan yahay in uu si deg-deg ah Airpor-ka Kismayo uga soo dago, taas oo hadii ay dhacdo aan la hubin cida ku wehelin doonta imaanshihiisa Kismayo.

Waxaa sidoo kale la sheegayaa in Sh. Shariif Sh. Axmed, uu isna la soo xariiray qaar kamid ah kooxahan kismayo isku haysta, kaas oo sida la xaqiijinayo isna doonaya in uu talo ku yeesho qaabka wax loo maamuli doono.

Khilaafka ugu weyn, wuxuu u dhexeeyaa Ururka Al-shabaab, garabka Sh. Mukhtaar Roobow (Abu mansuur) iyo garabka kale oo sheegta Al-shabaab, oo uu hogaamiyo Sh. Xasan Turki, iyo koox hoos timaada MMI.

Garabka Al-shabaab ee uu hogaamiyo Sh. Xasan Turki, waxaa loo arkaa in uu yahay qabiil mararka qaar iska tuuraya shaati-diimeedka la wadda huwan yahay (magaca al-shabaab). Waxayna rumaysan yihiin in ay qabsadeen dhul horey looga haystay.

Waxaa iyana jira dhowr kooxood kale oo loolan hoose kaga jira ismariwaaga Kismayo ka jira.

Waxaa kaloo la xaqiijinayaa in madaxda iyo horjoogayaalka xulufadda Kismayo qabsatay ay ka wadda xun yihiin in Col. Barre Aadan Shire (Hiiraale) uu isagoo nabad qaba tago gobolka Gedo, oo ay taas ka jeclaan lahayen in la dilo.

Lama saadaalin karo wax laga fili karo Magaalada Kismayo.

A. Gurato
Gurato2@hotmail.com

http://allwariye.com/actiontools/getThi ... php?id=965

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 5 guests