Moderators: Moderators, Junior Moderators



xoogSADE14 wrote:Wallee nimanka Kismayo maanta heeysta ineeysan sii heeysan doonin. Soomaalidu waxeey tiraahdaa "Ama afeef hore lahoow ama adkeeysi dambe lahoow".
Ragga guryaheenii bililiqeeysatay oo dhalinyaredeenii harka cad toogatay waanu isu joognaa. Ama ayaga ama anaga. Wax udhaxeeya maleh.


xoogSADE14 wrote:Patriot
Sxb cidaad ka dhalatay are the least of our worries, Xassan Turki will Insha'allah be captured alive along with Abu Mansuur.
Koleey waxa guban doona tuulooyinkeeyga ma'aha.



sadeboi wrote:Kismayo= SADE ama iska hadal ama iska aamus.


xoogSADE14 wrote:Patriot
Sxb ilaa iyo hada cida booteeneeysa oo guul eeysan laheeyn ku tamashleeynaya waa adinka. Anagu cidii magaalada naga saartay waanu naqaan adinkuna qeeyb umbaad ka tihiin marka hadaad isku kalsoon tihiin oo beel ahaan meesha heeysataan. Bal ordaha Mareexaanka, Hawiyaha, Hartida iyo Shabaabka meesha idin heeysta banaanka usaaro oo Absame ahaan meesha ku sheegta.
Anagu raggii baxay hadaanu nahay waanu soo soconaa, cid walboo Kismayo joogta irrespective of their qabiilna waa cadoowgeen oo xabad baa naga dhaxeeysa. Hadaad caqli leedihiin (which we all know you don't) meesha qabiil miinaan soo geliseen ee "islamists" baad sheekada ku heeyn laheeydeen.


Sxb horta waad fiican tahay hadaad qiratay waxaan badigeen ogeeyn laakiinse rag walaalaheey ah qaarkood ka qarsoonaa. Taasina waa in diinta aad ku daba gambaneeysaan oo dano gaara ka leedihiin.
Sxb horta waxa soo socdaa waa dagaal, garina labo nin kama wada qosliso. Marka anigu kuu booteeyn maayo. Markaanu fooda is darno midkeen umbaa la jiiri. with that said, anagu waanu isku kalsoonahay.
p.s. Gedo Section ma dhex seexataa sxb?


Users browsing this forum: No registered users and 10 guests