xoogSADE14 wrote:lool @ Holiday Inn
Sxb horta diinta idinla meeysan dhalan meeshaana inuusan jihaad oolin Stevie Wonder baa xataa arki kara. Marka waxba Kitaabka Alle haku dabo gamban hana ka been sheegane hadaad wax iska celin kartaan waanu isu imaan doono dhawaane waqtiga booto ha'isaga lumine isa sii diyaaraya. Dagaalna wiil baa ku dhintee wiil kuma dhasho marka waxba aniga dhimasho ha'iga dardaar warin.
Habeen wanaagsan sxb.
warya Muriyan kufsi boob iyo dhiil ubartey oo xaraan meel kuheysto ma ilahey Kacabso ba kadageysan laheydh?
Kalabaadh hadhi adh waax iska celin kartiidh maxa Kismayo laga saree mise wa xeel Dagaal?



