Waxaa muuqanaysa in ida ay dooddu uga socoto ay ceeb ku ahay Gobolka Gedo iyo adka u nasabad sheegta.
Saaxiibbayaal,
Maanta xal waara ayaa la doonayaa. Haddii aysan dooddu is beddelinna, kolly anigu waan ka saari doonaa Somalinet "list of my favorites' kayga.
AAG



