its focking on
Koox hubaysan oo galabta ku toogtay qof rayid ah magaalada Kismaayo
Posted to the Web Sep 07, 21:15
Kismaayo:-Warar naga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa sheegay in galabta rag hubaysan oo aan haybtooda la aqoon ay toogteen nin dhalinyaro ah oo ka soo jeeda Beesha Sade .Allah u naxariistee marxuunka ayaa markiiba goobta ku geeriyooday.
Warka oo faahfaahsan dib ayaan idinkaga soo tabin doonaa Insha Allaahu




